{"id":143045,"date":"2020-03-05T23:49:57","date_gmt":"2020-03-05T20:49:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143045"},"modified":"2020-03-05T23:49:57","modified_gmt":"2020-03-05T20:49:57","slug":"turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/","title":{"rendered":"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World"},"content":{"rendered":"<p>Dawlada Turkiga ayaa qorshaynaysa inay gacanta ku dhigto maamulka dekedii labaad ee ku taala geeska Afrika.<\/p>\n<p>Dawlada Turkiga oo hore ula wareegtay dekeda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa haatana qarka u saaran inay gacanta ku dhigto dekeda magaalada Jabuuti ee wadanka Jabuuti.<\/p>\n<p>Heshiis ay labada dawladood ee Jabuuti iyo Turkigu oo ay gaadheen oo waxyaabaha uu dhigayo ay ka mid tahay in dawlada Turkigu ay maalgashi ku samayso wadanka Jabuuti ayaa la rajaynayaa in xukuumada Ankara loogu gacan galiyo maamulka dekeda Dooraale ee lagala wareegay shirkada DP World ee wadanka Imaaraadka.<\/p>\n<p>Shirkada Albayrak Group oo ka mid ah shirkadaha gacansaarka dhaw la leh madaxweynaha dalka Turkiga iyo xisbigiisa AKP isla markaana haatan maamusha dekeda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ama shirkad kale oo laga leeyahay Turkiga ayaa la rajaynayaa in gacanta loo galiyo maamulka dekeda Dooraale ee wadanka Jabuuti.<\/p>\n<p>Heshiiska ay wada gaadheen wadamada Jabuuti iyo Turkey ayaa qodobada uu dhigaya waxa ka mid ah in labada wadan ay wada shaqayn ka yeeshaan maamulka dekedaha, adeegyada maraakiibta, adeegsiga tiknoolajiyada, tababarka iyo qodobo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Heshiiskan oo ay wadanka Turkiga ku saxeexeen wasiirka arimaha dibada dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf iyo wasiirka gaadiidka Turkiga iyo dhaqaalaha Mehmet Cahit Turhan oo ay weheliyaan guddida arimaha dibada ee baarlamaanka dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Sida ay ku waramayso warbaahinta dalka Turkigu labada wadan ayaa isku raacay inay horumariyaan xidhiidhka ganacsi ee u dhaxeeya, horumarinta xidhiidhka gaadiid ee ay wada leeyihiin kuwas oo ay ku jiraan waaxda duulista, tareenada, waaxda badda iyo in dalka Jabuuti laga hirgeliyo suuq dhaqaale oo xor ah kana caagan cashuuraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Turkiga ayaa qorshaynaysa inay gacanta ku dhigto maamulka dekedii labaad ee ku taala geeska Afrika. Dawlada Turkiga oo hore ula wareegtay dekeda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa haatana qarka u saaran inay gacanta ku dhigto dekeda magaalada Jabuuti ee wadanka Jabuuti. Heshiis ay labada dawladood ee Jabuuti iyo Turkigu oo ay gaadheen oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143046,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawlada Turkiga ayaa qorshaynaysa inay gacanta ku dhigto maamulka dekedii labaad ee ku taala geeska Afrika. Dawlada Turkiga oo hore ula wareegtay dekeda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa haatana qarka u saaran inay gacanta ku dhigto dekeda magaalada Jabuuti ee wadanka Jabuuti. Heshiis ay labada dawladood ee Jabuuti iyo Turkigu oo ay gaadheen oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-05T20:49:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/\",\"name\":\"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png\",\"datePublished\":\"2020-03-05T20:49:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png\",\"width\":512,\"height\":288},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World - Wardoon","og_description":"Dawlada Turkiga ayaa qorshaynaysa inay gacanta ku dhigto maamulka dekedii labaad ee ku taala geeska Afrika. Dawlada Turkiga oo hore ula wareegtay dekeda magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa haatana qarka u saaran inay gacanta ku dhigto dekeda magaalada Jabuuti ee wadanka Jabuuti. Heshiis ay labada dawladood ee Jabuuti iyo Turkigu oo ay gaadheen oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-05T20:49:57+00:00","og_image":[{"width":512,"height":288,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/","name":"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png","datePublished":"2020-03-05T20:49:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/unnamed.png","width":512,"height":288},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-lagu-wareejinayo-dekedii-laga-eriyay-dp-world\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo lagu wareejinayo Dekedii laga Eriyay DP World"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143045"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143047,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143045\/revisions\/143047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}