{"id":143067,"date":"2020-03-06T13:21:10","date_gmt":"2020-03-06T10:21:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143067"},"modified":"2020-03-06T13:21:10","modified_gmt":"2020-03-06T10:21:10","slug":"mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/","title":{"rendered":"Mandheera oo maanta lagaqaxayo"},"content":{"rendered":"<p>Waraka ka imanaya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan, kuwaas oo ka cabsi qaba xiisadda maalmahanba ka taagneyd deegaankaasi.<\/p>\n<p>Dadkan aya la sheegay in u qaxayaan deegaannada kale ee hoos taga ismaamulka Mandheera oo ay kamid yihiin Carabiya, Raamu, Takaba, Khalaaliyo iyo dhanka kale ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cSidii aan u joognay ciidan duulaya ayaa ina soo galay, laba ciidan dhexdood ayaa galnay, halkanna waxa xuduud, caruurtii iskuullada aadayay khatar ayay ku jiraan, nafsadeenna khatar ayay ku jirtaa, waan qaxeynaa sababtoo haddii u madfac kugu soo dhaco halkee la aadi,\u201d ayay tiri haweeney kamid ah dadkii maanta ka qaxay Mandheera.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayay sheegtay in aysan waxbadan ka qaban ilaalinta ammaanka magaalada, taasina ay keentay inay u barakacaan deegaannada kale ee Mandheera.<br \/>\nSidoo kale, Rashiid Isaaq oo kamid ah dadka ka qaxaya magaalada ayaa sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay xuduudka uu khatar badan ku keenay noolashooda, haatanna aysan dooneyn in arrintas oo kale ay la kulmaan.<\/p>\n<p>\u201cMagaalada amnigeeda wuu xumaaday, dad badan oo reer Kenya ayaa ku dhaawacmay dagaalkii dhawaan dhacay, in dagaal uu dhaco oo khasaaro uu inaga soo gaaro ayaan ka carareynaa, Raamu ayaan doonayaa in aan caruurta geysto, waxbadanna ayaa ka cabanay ciidmaada nala dul keenay, dowladdeenana waxba kama qabaneyso,\u201d ayuu yiri Rashiid Isaaq.<\/p>\n<p>Inta badan dadka ayaa ku qaxaya basas isaga kala goosha deegaannadaas, waxaana sidoo kale lagu soo warramayaa in uu sare u kacay qiimaha lagu raaco baabuurta.<\/p>\n<p>Ciidamo katirsan Jubaland ayay dadka deegaanka sheegeen in ay ku sugan yihiin qeybo kamid ah Mandheera ee dhanka xuduudka Kenya, inkastoo Jubaland ay arrintaas beenisay.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubaland, Maxamuud Sayid oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in isaga iyo ciidamada maamulkiisa ay ku sugan yihiin xadka u dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>Hase yeeshee mas\u2019uuliyiinta deegaanka Mandheera ayaa sheegay in ciidamo taabacsan wasiirka amniga e Jubaland, Cadirashiid Janan ay ku sugan yihiin gudaha Mandheera, arrintaas oo ay sheegen inay khatar ku tahay amniga shacabka Mandheera.<br \/>\nBarasaabka Mandheera, Cali Ibraahim Rooba, ayaa bartiisa Twiter-ka ku qoray in ciidanka Jubaland ay ku sugan yihiin gudaha magaalada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/twitter.com\/aliiroba\/status\/1235498699071139840\"><span style=\"color: #ff0000;\">Halkan ka gal twiterkiisa<\/span><\/a><\/p>\n<p>\u201cCiidamada Jubaland waxaa ay dhex socdaan gudaha Mandheera, gaar ahaan xaafadda Bulla Jamhuri, arrintanna waxay khatar ku tahay amniga shacabka Kenyanka ee ku nool Mandheera, Dowladda Kenyanna waa inay wax ka qabato arrintan ama waxaa ka dhalan doonaa khasaaro nafeed,\u201d ayuu bartiis Twiter-ka ku qoray.<\/p>\n<p>Xildhibaanka laga soo doorto Bariga Mandheera, Cumar Maxamed Macallin, ayaa BBC-da u sheegay in ay dadka deegaankiisa ay cabsi soo foodsaartay, kaddib markii qeyb ka mid ah magaalada ay fariisimo ka dhigteen ciidammada wasiirka amniga ee Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).<\/p>\n<p>Xildhibaan Cumar ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay fariisin siisay ciidammada Cabdirashiid Janan, arrintaas oo uu sheegay in ay halis gelinayso amniga deegaanka isaga laga soo doortay ee Bariga Mandheera.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxtooyada Kenya ayaa maalmo kahor soo saarta bayaan ay uga hadleyso xadgudub ay sheegtay inay Soomaaliya u geysatay dhulka Kenya iyo madaxbannaanideedaba, inkastoo markii dambe labada madaxweyne ay khadka taleefonka ku wada hadleen, ayna isla garteen in la dejiyo xiisadda ka taagan xuduudka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraka ka imanaya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan, kuwaas oo ka cabsi qaba xiisadda maalmahanba ka taagneyd deegaankaasi. Dadkan aya la sheegay in u qaxayaan deegaannada kale ee hoos taga ismaamulka Mandheera oo ay kamid yihiin Carabiya, Raamu, Takaba, Khalaaliyo iyo dhanka kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143068,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mandheera oo maanta lagaqaxayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mandheera oo maanta lagaqaxayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waraka ka imanaya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan, kuwaas oo ka cabsi qaba xiisadda maalmahanba ka taagneyd deegaankaasi. Dadkan aya la sheegay in u qaxayaan deegaannada kale ee hoos taga ismaamulka Mandheera oo ay kamid yihiin Carabiya, Raamu, Takaba, Khalaaliyo iyo dhanka kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-06T10:21:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"466\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/\",\"name\":\"Mandheera oo maanta lagaqaxayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-06T10:21:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg\",\"width\":640,\"height\":466},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mandheera oo maanta lagaqaxayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mandheera oo maanta lagaqaxayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mandheera oo maanta lagaqaxayo - Wardoon","og_description":"Waraka ka imanaya magaalada Mandheera ee xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan, kuwaas oo ka cabsi qaba xiisadda maalmahanba ka taagneyd deegaankaasi. Dadkan aya la sheegay in u qaxayaan deegaannada kale ee hoos taga ismaamulka Mandheera oo ay kamid yihiin Carabiya, Raamu, Takaba, Khalaaliyo iyo dhanka kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-06T10:21:10+00:00","og_image":[{"width":640,"height":466,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/","name":"Mandheera oo maanta lagaqaxayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg","datePublished":"2020-03-06T10:21:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Soo-Laabasho.jpg","width":640,"height":466},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mandheera-oo-maanta-lagaqaxayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mandheera oo maanta lagaqaxayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143067"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143069,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143067\/revisions\/143069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}