{"id":143144,"date":"2020-03-08T11:26:30","date_gmt":"2020-03-08T08:26:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143144"},"modified":"2020-03-08T11:26:30","modified_gmt":"2020-03-08T08:26:30","slug":"somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/","title":{"rendered":"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in wakiilka Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan uu ka shaqeynayo nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray war-murtiyeed uu kaga jawaab celiyey, kuna cambaareeyey qorshahaas iyo hadallo ka soo yeedhay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay iftiiminaysaa sida qotada dheer ee ay uga xun tahay warmurtiyeedkii uu dhawaan soo saaray Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan oo sheegay in xafiiskiisu uu ka shaqeynayo qorshaha geddi-socodka nidaamka doorashooyinka Soomaaliya oo Somaliland-na ku jirto. Hadalkaasi maaha mid saamanaya xaqiiqada ka jirta Jamhuuriyadda Somaliland madax-bannaanideeda siyaasadeed iyo nidaamkeeda dimuqraadiyadaba,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Qoraalka wasiir Koore ayaa sidoo kale lagu sheegay in dhawaaqa ka soo yeedhay Wakiilka Xoghayaha Guud \u201cuu ka hor imanayaa Qaramada Midoobay oo sheegta inay daacad ka tahay siyaasadda mandaqadda.\u201d<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sheegtay in war-saxaafadeedkii James Swan ay u aragto \u201cdaandaansi iyo farogelin uu ku sameeyey xornimada Somailand iyo is-xukunkeeda.\u201d<\/p>\n<p>\u201cHadalka Wakiilka Xoghayaha guud wuxuu xushmad darro ku yahay waajibaadkii ay aheyd inay Qaramada Midoobay ay garab istaagto nabadgelyada iyo xasiloonida mandaqada,\u201d ayuu wasiir Koore ku yiri qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Koore ayaa sidoo kale sheegay in tallaabada James Swan \u201cay waxyeeli doonto himiladii laga qabay dib u bilaabista wadahadalada beesha caalamku doonaysay inay u qabato Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso bayaanka wasiir Koore<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89157765_2279630082343010_3201213698949513216_o.jpg\" alt=\"\" width=\"725\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89157765_2279630082343010_3201213698949513216_o.jpg 725w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89157765_2279630082343010_3201213698949513216_o-227x300.jpg 227w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89157765_2279630082343010_3201213698949513216_o-696x922.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/89157765_2279630082343010_3201213698949513216_o-317x420.jpg 317w\" sizes=\"(max-width: 725px) 100vw, 725px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in wakiilka Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan uu ka shaqeynayo nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray war-murtiyeed uu kaga jawaab celiyey, kuna cambaareeyey qorshahaas iyo hadallo ka soo yeedhay Wakiilka Xoghayaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143146,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in wakiilka Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan uu ka shaqeynayo nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray war-murtiyeed uu kaga jawaab celiyey, kuna cambaareeyey qorshahaas iyo hadallo ka soo yeedhay Wakiilka Xoghayaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-08T08:26:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/\",\"name\":\"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-08T08:26:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in wakiilka Xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan uu ka shaqeynayo nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa soo saaray war-murtiyeed uu kaga jawaab celiyey, kuna cambaareeyey qorshahaas iyo hadallo ka soo yeedhay Wakiilka Xoghayaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-08T08:26:30+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/","name":"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg","datePublished":"2020-03-08T08:26:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/muuse-biixi.jpg","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-kaqaylisay-hadal-kasoo-yeeray-james-swan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo kaqaylisay Hadal kasoo yeeray James Swan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143144"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143147,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143144\/revisions\/143147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}