{"id":143228,"date":"2020-03-10T13:14:59","date_gmt":"2020-03-10T10:14:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143228"},"modified":"2020-03-10T13:17:07","modified_gmt":"2020-03-10T10:17:07","slug":"ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/","title":{"rendered":"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Ciyaaryahan u dhashay dalka Nageria oo lagu magacaabo Chineme Martins, ayaa jooga ka dhacay xili ciyaar uu qeyb ka ahaa ay mareysay qeybta dambe, waxaana ciyaaryahanka lagu guul dareestay in noloshiisa la bad baadiyo.<\/p>\n<p>Ciyaar u dhaxeysay kooxaha Nasarawa iyo Katsina United ayaa xaalad adag soo wajahday kadib markii Martins oo 22-sano jir daacafa ka ciyaara mar qura dhulka ku dhacay, waxaana Martins mudo kadib loola cararay isbitaalka halkaas lagu xaqiijiyay geeridiisa.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka Nageria ayaa ku waramay in la bad baadin karay ciyaaryahanka hadii loo fidin lahaa gurmad deg deg ah, waxaana gaari yar oo ambalaa ah oo la doonayay in lagu qaado ciyaaryahnka ku timid cilad keentay in garoonka lagu dhax riixo.<\/p>\n<p>Ciyaartoyda kooxda uu katirsanaa ciyaaryahanka geeriyooday ayaa aad uga naxay geerida saaxiibkooda ciyaarta kula jiray, waxaana la arkayay ciyaartoyda qaarkood oo ilmeenaya aadna uga naxsanaa geerida saaxiibkood.<\/p>\n<p>Wasiirka Ciyaaraha ee Nigeria, Sunday Dare ayaa sheegay in ay ka qoomameenayaan in geerida Martins, waxa uuna tilmaamay in la bad baadin karay ciyaaryahanka bale aysan taasi dhicin isagoona tilmaamay in arintan baaritaan lagu sameyn doono.<\/p>\n<p>Xiriirka Kubadda Cagta ee Nigeria (NFF) ayaa hakiyay tartankii ciyaaraha,waxa ayna sheegeen in la hubin doono adeegyada caafimaad ee dhammaan kooxaha ka tirsan horyaalka dalkaas, iyadoona koox walbo laga doonayo adeeg caafimaad oo dhameesiran.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-143228 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/martin-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"635\" height=\"498\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg 635w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1-300x235.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1-536x420.jpg 536w\" sizes=\"(max-width: 635px) 100vw, 635px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/martin-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"634\" height=\"475\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-2.jpeg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-2.jpeg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-2-300x225.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-2-80x60.jpeg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-2-265x198.jpeg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-2-561x420.jpeg 561w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/martin-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"636\" height=\"358\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-3.jpg 636w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 636px) 100vw, 636px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/martin-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"637\" height=\"374\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-4.jpg 637w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-4-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 637px) 100vw, 637px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaaryahan u dhashay dalka Nageria oo lagu magacaabo Chineme Martins, ayaa jooga ka dhacay xili ciyaar uu qeyb ka ahaa ay mareysay qeybta dambe, waxaana ciyaaryahanka lagu guul dareestay in noloshiisa la bad baadiyo. Ciyaar u dhaxeysay kooxaha Nasarawa iyo Katsina United ayaa xaalad adag soo wajahday kadib markii Martins oo 22-sano jir daacafa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143229,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,4],"tags":[],"class_list":["post-143228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciyaaryahan u dhashay dalka Nageria oo lagu magacaabo Chineme Martins, ayaa jooga ka dhacay xili ciyaar uu qeyb ka ahaa ay mareysay qeybta dambe, waxaana ciyaaryahanka lagu guul dareestay in noloshiisa la bad baadiyo. Ciyaar u dhaxeysay kooxaha Nasarawa iyo Katsina United ayaa xaalad adag soo wajahday kadib markii Martins oo 22-sano jir daacafa ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-10T10:14:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-10T10:17:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"498\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/\",\"name\":\"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-10T10:14:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-10T10:17:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg\",\"width\":635,\"height\":498},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciyaaryahan u dhashay dalka Nageria oo lagu magacaabo Chineme Martins, ayaa jooga ka dhacay xili ciyaar uu qeyb ka ahaa ay mareysay qeybta dambe, waxaana ciyaaryahanka lagu guul dareestay in noloshiisa la bad baadiyo. Ciyaar u dhaxeysay kooxaha Nasarawa iyo Katsina United ayaa xaalad adag soo wajahday kadib markii Martins oo 22-sano jir daacafa ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-10T10:14:59+00:00","article_modified_time":"2020-03-10T10:17:07+00:00","og_image":[{"width":635,"height":498,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/","name":"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg","datePublished":"2020-03-10T10:14:59+00:00","dateModified":"2020-03-10T10:17:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/martin-1.jpg","width":635,"height":498},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciyaaryahan-geeriyooday-xili-uu-garoon-ku-jiray-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciyaaryahan geeriyooday xili uu garoon ku jiray +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143228"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143233,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143228\/revisions\/143233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}