{"id":143389,"date":"2020-03-15T22:16:44","date_gmt":"2020-03-15T19:16:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143389"},"modified":"2020-03-15T22:16:44","modified_gmt":"2020-03-15T19:16:44","slug":"daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland &#038; Somaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, hadii aysan horkaceyn Puntland.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hadalkan ka sheegay shirweynaha wada tashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan ku baraarujiyo Madaxda iyo shacabka reer Puntland inaan wax iska weydiinno Soomaaliyada cusub iyo reer Puntland meesha ay ka geli doonaan iyo kaalinta ay ku leeyihiin isbeddellada dalka ka socda iyo meesha aan u dhaqaaqeyno, sidoo kalena Soomaaliyada cusub waxay qaadatay Nidaam Federaal ah oo aan ku dhib iyo dheefba beelnay, nidaamkaas laftigiisa waa in wax la iska weydiiyo meesha uu ku dambeeyey, tacab badan baan gelinnay ilaa haddana kama warqabno maalin walba shuruuc ayaa la ansixinayaa\u201d ayuu yiri gudoomiyaha.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in inta laga helayo dastuur ay afti u qaadeen shacabka ay Puntland lahaaneyso awood maamul oo madax banaan.<\/p>\n<p>\u201cQodobka Afraad ee dastuurka maamul-gobaleedka Puntland ayaa wuxuu si cad u qeexayaa inta laga helayo dastuur Soomaaliyeed oo afti shacabka oo Soomaaliyeed lagu ansixiyey inay dowladda Puntland awood dowladeed oo madax bannaan yeelaneyso\u201d. ayuu yiri<\/p>\n<p>\u201cWaxaa kale oo aan doonayaa iney jireen wadahadallo dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ku baaqday oo ay leedahay waxaan la galeynaa maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Wadahadalladaas iyo ergooyinka ay dowladda federaalka samayestaba waxaan u arkaa inaanay sax ahayn xaaraanna yihiin, Waana sababeynayaa, Soomaaliya hadda halka lagu wado waxaa la rabaa wadahadallaasi in loo dhigo in Koonfur iyo Waqooyi wax loo wada qaybsado, Puntland xaggey markaa ku dambeyneysaa waa iney ka baxdaa marka qarriiradda taana yeeli meyno\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay ineysan yeeli doonin in Somalia iyo Somaliland ay iskugu yimaadaan wadahadal aysan horkaceyn Puntland.<\/p>\n<p>\u201cAnigu waxaan ka mid ahay mas\u2019uuliyiinta sare ee dowladda Puntland ka matala gobollada waqooyiga Puntland Sool, Sanaag iyo Ceyn. Ma yeeli doonno wadahadallo aan dowladda Puntland horkaceyn anaguna aan qayb ka ahayn oo dad inta meel la isaga soo uruursado la yirahdo waa matashaan\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eSD9CfAXo-Y\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, hadii aysan horkaceyn Puntland. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hadalkan ka sheegay shirweynaha wada tashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe. \u201cWaxaan rabaa inaan ku baraarujiyo Madaxda iyo shacabka reer Puntland inaan wax iska weydiinno Soomaaliyada cusub iyo reer Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143391,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland &amp; Somaliya\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland &amp; Somaliya\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, hadii aysan horkaceyn Puntland. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hadalkan ka sheegay shirweynaha wada tashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe. \u201cWaxaan rabaa inaan ku baraarujiyo Madaxda iyo shacabka reer Puntland inaan wax iska weydiinno Soomaaliyada cusub iyo reer Puntland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-15T19:16:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland & Somaliya\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2020-03-15T19:16:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png\",\"width\":686,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland &#038; Somaliya\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland & Somaliya\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland & Somaliya\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa xaaraan ku tilmaamay wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, hadii aysan horkaceyn Puntland. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hadalkan ka sheegay shirweynaha wada tashiga Puntland ee ka furmay magaalada Garowe. \u201cWaxaan rabaa inaan ku baraarujiyo Madaxda iyo shacabka reer Puntland inaan wax iska weydiinno Soomaaliyada cusub iyo reer Puntland [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-15T19:16:44+00:00","og_image":[{"width":686,"height":526,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/","name":"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland & Somaliya\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png","datePublished":"2020-03-15T19:16:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Capture-18.png","width":686,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-punland-dan-uguma-jirto-wadahadalka-somaliland-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- \u201cPunland dan uguma jirto wadahadalka Somaliland &#038; Somaliya\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143389"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143389"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143392,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143389\/revisions\/143392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}