{"id":143559,"date":"2020-03-19T18:02:04","date_gmt":"2020-03-19T15:02:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143559"},"modified":"2020-03-19T18:02:48","modified_gmt":"2020-03-19T15:02:48","slug":"daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya kadib casuumaad uu ka helay Dowladda Faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Deni ayaa ku dhawaaqay go\u2019aankan booqashada Muqdisho kadib kulankii golaha wasiiradda Puntland ee maanta ka dhacay Garoowe, kaasoo sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo kamid yahay Coronavirus.<\/p>\n<p>Booqashada Deni ee Muqdisho ayaa ku timid heshiis cusub, oo dawladda Puntland la gashay wafdiga dawladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Garoowe kaasoo ka qeybgalay shirkii wadatashiga Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha wuxuu sidoo kale sheegay inuu booqan doono magaalo madaxyada dawlad goboleeyada kale ee dalka Soomaaliya, iyadoo safarkan u noqon doono midkiisii ugu ballaarnaa tan iyo doorashadiisii sanadkii tagey.<\/p>\n<p>Puntland ayaa waxaa wali ku sugan wafdi ka socda Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha dibada Xukumada Faderaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Kulanka Deni iyo Wasiirada Xukuumadda, ayaa lagu go\u2019aamiyay in wax ka beddel lagu sameeyo war-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii wada-tashiga Garoowe, kaasi oo haatan dib loo saxay laba qodob oo ay ka biya-diideen wasiirada heer Federaal.<\/p>\n<p>War-murtiyeedka ayaa laga saaray qodob sheegayay, in Puntland ay qaadan karto go\u2019aan kasta oo la gudboonaada, haddii ay dowladda Soomaaliya aysan tix-gelin go\u2019aannada Puntland ka soo saartay khilaafka labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa dib u sixid lagu sameeyay qodobka sheegaya in Puntland ay shir ku casuuntay Saamileeyda Siyaasadda Soomaaliya, taasina waxaa lagu beddelay in Puntland ay shir ku casuuntay dowadda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/sbcsomalitv\/videos\/1054925244889703\/\"><strong>HALKAN KADAAWO VIDEOGA<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya kadib casuumaad uu ka helay Dowladda Faderaalka Soomaaliya. Deni ayaa ku dhawaaqay go\u2019aankan booqashada Muqdisho kadib kulankii golaha wasiiradda Puntland ee maanta ka dhacay Garoowe, kaasoo sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo kamid yahay Coronavirus. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143561,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya kadib casuumaad uu ka helay Dowladda Faderaalka Soomaaliya. Deni ayaa ku dhawaaqay go\u2019aankan booqashada Muqdisho kadib kulankii golaha wasiiradda Puntland ee maanta ka dhacay Garoowe, kaasoo sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo kamid yahay Coronavirus. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-19T15:02:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-19T15:02:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/\",\"name\":\"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-19T15:02:04+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-19T15:02:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya kadib casuumaad uu ka helay Dowladda Faderaalka Soomaaliya. Deni ayaa ku dhawaaqay go\u2019aankan booqashada Muqdisho kadib kulankii golaha wasiiradda Puntland ee maanta ka dhacay Garoowe, kaasoo sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo kamid yahay Coronavirus. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-19T15:02:04+00:00","article_modified_time":"2020-03-19T15:02:48+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/","name":"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","datePublished":"2020-03-19T15:02:04+00:00","dateModified":"2020-03-19T15:02:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w1200_r1.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-aqbalay-inuu-muqdishio-yimaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Deni oo aqbalay inuu MUQDISHIO yimaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143559"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143559"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143560,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143559\/revisions\/143560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}