{"id":143791,"date":"2020-03-28T12:03:32","date_gmt":"2020-03-28T09:03:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143791"},"modified":"2020-03-28T12:03:32","modified_gmt":"2020-03-28T09:03:32","slug":"faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/","title":{"rendered":"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo"},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga Faarax Macallin ayaa weerar culus ku qaaday madax goboleedyada Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay kuwa \u201cxada hantida\u201d deegaanadooda, wuxuuna si gaar ah usii weeraray kuwa Puntland iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Faarax Macallin ayaa qoraal uu soo dhigay twitter ku sheegay in madax goboleedyada, oo uu isaga ugu yeero barasaabyo, ay ku kala duwan yihiin in kuwa Puntland iyo Jubaland ay \u201chantida ay xadaan\u201d ku maal-gashtaan Dubai iyo Nairobi, halka kuwa kale ay ku maal-gashtaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ogaaday farqi weyn oo u dhaxeeya barasaabyada musuq-maasuqa ah ee Jubaland iyo Puntland iyo kuwa kale ee Soomaaliya. Kuwa hore waxay lacagta ay xadaan ku maal-geliyaan Dubai iyo Nairobi, halka kuwa dambe ay lacagta ay xadaan ku maal-geliyaan Soomaaliya, ayaga oo dabaqyo uga dhisaya magaalooyinka Soomaaliya. Kuwaas waa tuugo waddani ah,\u201d ayuu yiri Faarax Macallin.<\/p>\n<p>In Faarax Macallin si gaar ah u calaamadeeyey madax goboleedyada Puntland iyo Jubaland, ayaa sababteeda loo arki karaa, inay yihiin kuwa ay is-khilaafsan yihiin dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo Faarax Macallin uu aad u taageero.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin Soomaali ah oo ay kala artagti duwan yihiin dowladda dhexe, ayaa horey Faarax Macallin ugu eedeeyey inuu ka mid yahay mas\u2019uuliyiinta biilka ka qaata Villa Somalia, si ay dowladda u difaacaan. Sidoo kale gabar uu dhalay Faarax Macallin oo lagu magacaabo Xubi ayaa ka shaqeysa oo la-taliye ka ah Villa Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Faarax Macallin ayaa weerar culus ku qaaday madax goboleedyada Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay kuwa \u201cxada hantida\u201d deegaanadooda, wuxuuna si gaar ah usii weeraray kuwa Puntland iyo Jubaland. Faarax Macallin ayaa qoraal uu soo dhigay twitter ku sheegay in madax goboleedyada, oo uu isaga ugu yeero barasaabyo, ay ku kala duwan yihiin in kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143793,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga Faarax Macallin ayaa weerar culus ku qaaday madax goboleedyada Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay kuwa \u201cxada hantida\u201d deegaanadooda, wuxuuna si gaar ah usii weeraray kuwa Puntland iyo Jubaland. Faarax Macallin ayaa qoraal uu soo dhigay twitter ku sheegay in madax goboleedyada, oo uu isaga ugu yeero barasaabyo, ay ku kala duwan yihiin in kuwa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-28T09:03:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/\",\"name\":\"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-28T09:03:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg\",\"width\":700,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo - Wardoon","og_description":"Siyaasiga Faarax Macallin ayaa weerar culus ku qaaday madax goboleedyada Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay kuwa \u201cxada hantida\u201d deegaanadooda, wuxuuna si gaar ah usii weeraray kuwa Puntland iyo Jubaland. Faarax Macallin ayaa qoraal uu soo dhigay twitter ku sheegay in madax goboleedyada, oo uu isaga ugu yeero barasaabyo, ay ku kala duwan yihiin in kuwa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-28T09:03:32+00:00","og_image":[{"width":700,"height":526,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/","name":"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg","datePublished":"2020-03-28T09:03:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/faraxmacalin-2.jpg","width":700,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-madax-goboleedyada-soomaaliya-waa-wada-tuugo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faarax Macalin: \u201cMadax goboleedyada Soomaaliya waa wada tuugo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143791"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143794,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143791\/revisions\/143794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}