{"id":143795,"date":"2020-03-28T12:14:14","date_gmt":"2020-03-28T09:14:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143795"},"modified":"2020-03-28T12:45:19","modified_gmt":"2020-03-28T09:45:19","slug":"madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay madaxweynaha dalka Venezuela, Nicol\u00e1s Maduro iyo xubno sar sare oo katirsan maamulkiisa, dowlada Mareykanka ayaana Madaxweynaha iyo xubno ku dhaw dhaw ku tilmaantay argagaxiso dhinaca daroogada ah.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Venezuela iyo xubnaha ku dhaw dhaw in dalka Mareykanka ku harqiyeen maandooriyaha loo yaqaan cocaine si daroogadaasi hub ahaan ugu adeegsadaan si ay u waxyeeleeyaan caafimaadka dadka Mareykanka.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Mareykanka William Barr. Abaalmarin ayaa balan qaaday in lacag gaareysa 15-milyan oo Dollar la siinayo cidii keenta xog horsiidi karta in lasoo xiro Madaxweyne Maduro iyo xubnaha kale ee la eedeesan.<\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa horey cunaqabateeno adag ugu soo rogtay dowlada Venezuela , waxa ayna Mareykanka hada sii kordhinayaan caadiska ay ku hayaan Madaxweynaha mayalka adag ee talada dalkaasi haya.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Venezuela, Jorge Arreaza, oo ka ka hadashay eedeynta kasoo baxay Mareykanka, ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaantay eedeymaha Mareykanka u jeediyay Madaxweyne Maduru.<\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa marar badan isku dayday in xilka ka tuurto Madaxweynaha Venezueala , waxa ayna taageero u muujisay siyaasi mucaarad ah oo horey u sheegtay in uu yahay Madaxweynaha dalkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143796\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"807\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg 624w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/world-latin-america-52053799\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay madaxweynaha dalka Venezuela, Nicol\u00e1s Maduro iyo xubno sar sare oo katirsan maamulkiisa, dowlada Mareykanka ayaana Madaxweynaha iyo xubno ku dhaw dhaw ku tilmaantay argagaxiso dhinaca daroogada ah. Mareykanka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Venezuela iyo xubnaha ku dhaw dhaw in dalka Mareykanka ku harqiyeen maandooriyaha loo yaqaan cocaine si daroogadaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143796,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143795","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay madaxweynaha dalka Venezuela, Nicol\u00e1s Maduro iyo xubno sar sare oo katirsan maamulkiisa, dowlada Mareykanka ayaana Madaxweynaha iyo xubno ku dhaw dhaw ku tilmaantay argagaxiso dhinaca daroogada ah. Mareykanka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Venezuela iyo xubnaha ku dhaw dhaw in dalka Mareykanka ku harqiyeen maandooriyaha loo yaqaan cocaine si daroogadaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-28T09:14:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-28T09:45:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"807\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-28T09:14:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-28T09:45:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg\",\"width\":624,\"height\":807},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa - Wardoon","og_description":"Dowlada Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay madaxweynaha dalka Venezuela, Nicol\u00e1s Maduro iyo xubno sar sare oo katirsan maamulkiisa, dowlada Mareykanka ayaana Madaxweynaha iyo xubno ku dhaw dhaw ku tilmaantay argagaxiso dhinaca daroogada ah. Mareykanka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Venezuela iyo xubnaha ku dhaw dhaw in dalka Mareykanka ku harqiyeen maandooriyaha loo yaqaan cocaine si daroogadaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-28T09:14:14+00:00","article_modified_time":"2020-03-28T09:45:19+00:00","og_image":[{"width":624,"height":807,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/","name":"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg","datePublished":"2020-03-28T09:14:14+00:00","dateModified":"2020-03-28T09:45:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/nicolas.jpg","width":624,"height":807},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-venezuela-oo-15-milyan-ladul-madaxiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha Venezuela oo 15 milyan laduldhigay madaxiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143795"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143795"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143795\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143807,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143795\/revisions\/143807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}