{"id":143809,"date":"2020-03-28T13:02:09","date_gmt":"2020-03-28T10:02:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143809"},"modified":"2020-03-28T13:04:42","modified_gmt":"2020-03-28T10:04:42","slug":"baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay xubno Cusub ay soo Magacaabeen Xisbiyada WADDANI iyo UCID.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta laba xubnin oo Xisbiyada Mucaaradka u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa ansixin xubnaha ay Xisbiyada WADDANI iyo UCID u soo magacaabeen doorashooyinka Somaliland, kadib markii ay waayeen Codkii ay ku ansixi lahaayeen, iyadoon aan la siin Codka kalsoonida in ay ka mid noqdaan Guddida cusub.<\/p>\n<p>Todobaadkii lasoo dhaafay ayaa Xildhibaanada Somaliland lagu wargeliyay inuu jiro kulan aan caadi aheyn xili dhawaan la fasaxay muddo afar todobaad ah sababo la xiriira faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dalbaday in Xildhibaanada ay kulan isugu yimaadan si ay waajibaadkooda Dastuuriga ah uga gutaan labada Xubnood ee Xisbiyada WADDANI iyo UCID u soo Magacaabeen doorashooyinka Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3tQl_n_ivxY\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay xubno Cusub ay soo Magacaabeen Xisbiyada WADDANI iyo UCID. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta laba xubnin oo Xisbiyada Mucaaradka u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143810,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay xubno Cusub ay soo Magacaabeen Xisbiyada WADDANI iyo UCID. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta laba xubnin oo Xisbiyada Mucaaradka u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-28T10:02:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-28T10:04:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-28T10:02:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-28T10:04:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka - Wardoon","og_description":"Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay xubno Cusub ay soo Magacaabeen Xisbiyada WADDANI iyo UCID. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Somaliland ayaa waxaa uu yahay ansixinta laba xubnin oo Xisbiyada Mucaaradka u soo Magacaabeen inay uga mid noqdaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-28T10:02:09+00:00","article_modified_time":"2020-03-28T10:04:42+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/","name":"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-03-28T10:02:09+00:00","dateModified":"2020-03-28T10:04:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gol-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-diiday-ansixinta-xubnaha-mucaaradka-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Somaliland Oo diiday Ansixinta Xubnaha mucaaradka ee doorashooyinka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143809"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143809"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143812,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143809\/revisions\/143812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}