{"id":143853,"date":"2020-03-30T09:26:21","date_gmt":"2020-03-30T06:26:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=143853"},"modified":"2020-03-30T09:32:11","modified_gmt":"2020-03-30T06:32:11","slug":"maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/","title":{"rendered":"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France"},"content":{"rendered":"<p>Faransiiska ayaa dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku bah-dilay qasri uu ka baxsaday boqolaal milyan oo dollar oo ku yaalla magaalada Paris.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Faransiiska ayaa diiday codsi uu dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku doonayey inuu ku booqdo qasriga Louis XIV Palace oo uu ku iibsaday ku dhawaad $350 milyan dollar dhowr sano ka hor.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay illo wareedyo sare oo siyaasiyiin ah oo ka tirsan dowladda France, Bin Salmaan wuxuu doonayey inuu waqti ku qaato qasriga Louis XIV oo ku yaalla duleedka Paris.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, Faransiiska ayaa taas ku gacan seeray, ayaga oo booqashada Bin Salmaan u arkay mid ceebeyn doonto Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron kaasoo ku dhex jira xilli xasaasi ah iyo culeys uu kala kulmayo shacabkiisa sababa la xiriira inuu ku fashilmay mashaariicdiisa dib u habeynta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, sababta Bin Salman loogu diiday booqashada ayaa lagu sheegay inay tahay inay France ay ka cabsi qabto inay culeys kala kulanto dunida maadaama Bil Salman lagu eedeeyey inuu ka dambeeyey dilka wariye Jamal Khashoggi.<\/p>\n<p>Waxaa intaas dheer, Sacuudi Carabiya oo dhowaanahan aad looga hadal hayey warbaahinta inay jaajuustay suxufiyiin iyo ganacsato dhowr ah oo reer galbeed ah oo siyaasadeeda diidan, taasi oo booqashada Bin Salmaan ee Paris abuuri karta xiisad siyaasadeed oo madaxweyne Macron uu kula kalmo gudaha dalkiisa.<\/p>\n<p>Maxamed Bin Salmaan ayaa qasrigan iibsaday xilli uu isku dayayey inuu yareeyo ku tiirsanaan Sacuudi Carabiya ee dhaqaalaha shidaalka. Qasriga Louis XIV Palace ayaa la sheegay inuu yahay kan dunida ugu qaalisan.<\/p>\n<p>Bin Salmaan ayaa ku caan baxay iibsashadiida faanka ku dhisan. Sanadii 2016 wuxuu 500 oo milyan oo dollar ku iibsaday doon lagu raaxeysto,<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/MSB-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> halka sanad kadib la shaaciyey inuu ahaa qofka ku guuleystay iibka xaraashka sawir gacmeedka Leonardo Da Vinci ee Salvator Mundi, oo uu ku iibsaday 450 milyan oo dollar.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-143856\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Leonardo-da-Vinci-Salvator-Mundi-Savior-of-the-World-Prince-Bader-bin-Abdullah.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Leonardo-da-Vinci-Salvator-Mundi-Savior-of-the-World-Prince-Bader-bin-Abdullah.jpg 510w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Leonardo-da-Vinci-Salvator-Mundi-Savior-of-the-World-Prince-Bader-bin-Abdullah-300x206.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Leonardo-da-Vinci-Salvator-Mundi-Savior-of-the-World-Prince-Bader-bin-Abdullah-100x70.jpg 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Leonardo-da-Vinci-Salvator-Mundi-Savior-of-the-World-Prince-Bader-bin-Abdullah-218x150.jpg 218w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.middleeastmonitor.com\/20200304-france-rejects-saudi-crown-princes-request-to-visit-his-350m-versailles-chateau\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faransiiska ayaa dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku bah-dilay qasri uu ka baxsaday boqolaal milyan oo dollar oo ku yaalla magaalada Paris. Mas\u2019uuliyiinta Faransiiska ayaa diiday codsi uu dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku doonayey inuu ku booqdo qasriga Louis XIV Palace oo uu ku iibsaday ku dhawaad $350 milyan dollar dhowr sano ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":143854,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-143853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faransiiska ayaa dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku bah-dilay qasri uu ka baxsaday boqolaal milyan oo dollar oo ku yaalla magaalada Paris. Mas\u2019uuliyiinta Faransiiska ayaa diiday codsi uu dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku doonayey inuu ku booqdo qasriga Louis XIV Palace oo uu ku iibsaday ku dhawaad $350 milyan dollar dhowr sano ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-30T06:26:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-30T06:32:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/\",\"name\":\"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-30T06:26:21+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-30T06:32:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg\",\"width\":259,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France - Wardoon","og_description":"Faransiiska ayaa dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku bah-dilay qasri uu ka baxsaday boqolaal milyan oo dollar oo ku yaalla magaalada Paris. Mas\u2019uuliyiinta Faransiiska ayaa diiday codsi uu dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ku doonayey inuu ku booqdo qasriga Louis XIV Palace oo uu ku iibsaday ku dhawaad $350 milyan dollar dhowr sano ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-30T06:26:21+00:00","article_modified_time":"2020-03-30T06:32:11+00:00","og_image":[{"width":259,"height":194,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/","name":"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg","datePublished":"2020-03-30T06:26:21+00:00","dateModified":"2020-03-30T06:32:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/download-5.jpg","width":259,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-bin-salman-oo-loodiiday-inu-booqdo-france\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed Bin Salman oo loodiiday inu booqdo France"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143853"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=143853"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":143859,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/143853\/revisions\/143859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/143854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=143853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=143853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=143853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}