{"id":144010,"date":"2020-04-04T12:48:09","date_gmt":"2020-04-04T09:48:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144010"},"modified":"2020-04-04T12:48:09","modified_gmt":"2020-04-04T09:48:09","slug":"daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/","title":{"rendered":"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay"},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar maalmahan la Isla dhexmarayay oo sheegayay in ninkii isku qarxiyay gaarigii guddoomiyihii gobolka Nugaal uu ka tirsanaa ciidamada Booliiska Puntland.<\/p>\n<p>Qaraxaas ismiidaaminta ahaa oo ka dhacay bartamaha magaaladda Garoowe waxaa ku dhintay guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaam Xassan Xirsi, waxaa kaloo ku dhaawacmay Taliyihii hore ee booliiska gobolka Nugaal<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland G\/dhexe C\/waaxid Cabdulle Warsame oo warbaahinta Puntland ee Garowe kula Hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ninka ismiidaamiyay uusan ka tirsanayn booliiska, hase yeeshee lagu khadlay nin kale oo uu ku magacaabay Cabaas oo taliyaha dhinac taagnaa xiliga uu shirka jaraa\u2019id qabanayay.<\/p>\n<p>\u201cDhinacayga waxaa taagan cabaas Abukar Cabdi, ninkan waxaa lagu hadal hayay warbaahinta iyo baraha bulshada inuu ahaa ninkii isku qarxiyay guddoomiyaha gobolka, hada ka horna la shaqayn jiray ciidamada Gen Muxiyadii, waxaanu leenahay arrintaas arrin jirta ma aha ee Hubsiima Hal baa la siistaa\u201d<\/p>\n<p>Afhayeenku wuxuu sheegay inaysan haboonayn in loo nisbeeyo qarixii Garoowe ka dhacay ciidamada booliiska iyo taliyaha Booliiska Puntland Gen Muxiyadii Axmed Muuse<\/p>\n<p>\u201c Jeneral Muxiyadiin waa taliyihii ciidamada, waa masuul sare oo dowladda Puntland ah, xasaanad iyo sharaf buu leeyahay, halgamaa weeye, waa nin habeen iyo maalin shaqeeya, arrintaas wad wadideedu waxay kala qaybinaysaa bulshadeena\u201d ayuu sii raaciyay afhayeenku.<\/p>\n<p>Ururka Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxa ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay caasimadda Garoowe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8A-wHQIb-EE\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar maalmahan la Isla dhexmarayay oo sheegayay in ninkii isku qarxiyay gaarigii guddoomiyihii gobolka Nugaal uu ka tirsanaa ciidamada Booliiska Puntland. Qaraxaas ismiidaaminta ahaa oo ka dhacay bartamaha magaaladda Garoowe waxaa ku dhintay guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaam Xassan Xirsi, waxaa kaloo ku dhaawacmay Taliyihii hore ee booliiska gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144011,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar maalmahan la Isla dhexmarayay oo sheegayay in ninkii isku qarxiyay gaarigii guddoomiyihii gobolka Nugaal uu ka tirsanaa ciidamada Booliiska Puntland. Qaraxaas ismiidaaminta ahaa oo ka dhacay bartamaha magaaladda Garoowe waxaa ku dhintay guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaam Xassan Xirsi, waxaa kaloo ku dhaawacmay Taliyihii hore ee booliiska gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-04T09:48:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/\",\"name\":\"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-04T09:48:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg\",\"width\":714,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar maalmahan la Isla dhexmarayay oo sheegayay in ninkii isku qarxiyay gaarigii guddoomiyihii gobolka Nugaal uu ka tirsanaa ciidamada Booliiska Puntland. Qaraxaas ismiidaaminta ahaa oo ka dhacay bartamaha magaaladda Garoowe waxaa ku dhintay guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaam Xassan Xirsi, waxaa kaloo ku dhaawacmay Taliyihii hore ee booliiska gobolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-04T09:48:09+00:00","og_image":[{"width":714,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/","name":"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg","datePublished":"2020-04-04T09:48:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/qaraxa-garowoe.jpg","width":714,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oobeenisay-war-maalmahaan-wareegayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Puntland oobeenisay war maalmahaan wareegayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144010"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144012,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144010\/revisions\/144012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}