{"id":144052,"date":"2020-04-05T11:13:41","date_gmt":"2020-04-05T08:13:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144052"},"modified":"2020-04-05T11:13:41","modified_gmt":"2020-04-05T08:13:41","slug":"qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/","title":{"rendered":"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Qoyska wiil Soomaali ah oo u dhintay xanuunka Coronavirus ayaa ka qeybgeli waayay aaskiisa oo lagu qabtay magaalada London kadib markii laba ka mid ah walaaladii lagu arkay calaamadaha corono taasoo sababtay in la karantiilo, sida uu sheegay afhayeen u hadlay qoyska.<\/p>\n<p>Ismaaciil Maxamed oo 13 jir ahaa ayaa Isniintii ku dhintay isbitaalka King\u2019s College ee magaalada London.<\/p>\n<p>Jimcihii ayaa la aasay balse hooyadii iyo lix walaaladii ah ayaa ku jira karantiil umana suraglin inay aaskiisa ka qeybqaataan.<\/p>\n<p>Qof u hadlay qoyska ayaa sheegay in \u2018ay aad uga murugoodeen\u201d inaysan ka qeybgelin aaska wiilkooda balse waxaa la sheegay in loo diyaariyay qaab muuqaal ah inay toos uga daawadaan aaska internet-ka iyagoo gurigooda jooga.<\/p>\n<p>Marxuumkan da\u2019da yar waxaa la aaminsan yahay inuu noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee coronavirus ugu dhintay gudaha UK.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay isbitaalka ayaa sheegay in dhimashada wiilkan yar loo sababeeyay saameynta xanuunka corona, laakiin wax faah-faahin dheeri ah ma uusan bixinin.<\/p>\n<p>Qoyska Ismaaciil oo bayaan ay soo saareen uu shaaciyay qof saaxiib la ah ayaa sheegay \u201cinay musiibo weyn ku tahay\u201d geeridiisa.<\/p>\n<p>Waxay intaas ku dareen inuusan horay u qabin cudurro muuqday oo dhibaato ku ahaa caafimaadkiisa, wixii ka horreeyay isbuucii hore oo laga helay Covid-19.<\/p>\n<p>Qoyskiisa waxay ku sheegeen inuu haa \u201dwiil naxariis badan misana lahaa dhoolacaddeyn diiran\u201d<\/p>\n<p>Waxay dadweynaha ugu baaqeen inay dhageystaan talooyinka dowladda sida kala fogaanshaha bulshada.<\/p>\n<p>In ka badan \u00a367,000 ayaa qoyskan loogu uruuriyay bogga GoFundMe oo uu furay Mark Stephenson oo ah afhayen u hadlay qoyskan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vre0jRgH_dk\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144053\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144054\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoyska wiil Soomaali ah oo u dhintay xanuunka Coronavirus ayaa ka qeybgeli waayay aaskiisa oo lagu qabtay magaalada London kadib markii laba ka mid ah walaaladii lagu arkay calaamadaha corono taasoo sababtay in la karantiilo, sida uu sheegay afhayeen u hadlay qoyska. Ismaaciil Maxamed oo 13 jir ahaa ayaa Isniintii ku dhintay isbitaalka King\u2019s College [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144054,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144052","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoyska wiil Soomaali ah oo u dhintay xanuunka Coronavirus ayaa ka qeybgeli waayay aaskiisa oo lagu qabtay magaalada London kadib markii laba ka mid ah walaaladii lagu arkay calaamadaha corono taasoo sababtay in la karantiilo, sida uu sheegay afhayeen u hadlay qoyska. Ismaaciil Maxamed oo 13 jir ahaa ayaa Isniintii ku dhintay isbitaalka King\u2019s College [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-05T08:13:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/\",\"name\":\"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-05T08:13:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO - Wardoon","og_description":"Qoyska wiil Soomaali ah oo u dhintay xanuunka Coronavirus ayaa ka qeybgeli waayay aaskiisa oo lagu qabtay magaalada London kadib markii laba ka mid ah walaaladii lagu arkay calaamadaha corono taasoo sababtay in la karantiilo, sida uu sheegay afhayeen u hadlay qoyska. Ismaaciil Maxamed oo 13 jir ahaa ayaa Isniintii ku dhintay isbitaalka King\u2019s College [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-05T08:13:41+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/","name":"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg","datePublished":"2020-04-05T08:13:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoys-somaliyeed-oo-ka-qayb-galiwaayay-aaskii-wiilkooda-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoys Somaliyeed Oo Ka Qayb Galiwaayay Aaskii Wiilkooda +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144052"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144056,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144052\/revisions\/144056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}