{"id":144057,"date":"2020-04-05T11:16:34","date_gmt":"2020-04-05T08:16:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144057"},"modified":"2020-04-05T11:16:34","modified_gmt":"2020-04-05T08:16:34","slug":"qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee carunta ee gobolkaasi.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha wasaaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo magaciisa lagu koobay Cabdi-Gube.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in mas\u2019uulkaasi oo la dhigay isbitaalka waqooyiga Gaalkacyo uu dhaawac culus ka soo gaaray qaraxaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo howlgallo kooban ka sameeyey halkaasi.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxaas oo aysan weli faah faahin laamaha amniga.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa falal liddi ku ah nabad-gelyada waxa ay ka dhacayeen gudaha magaalada Gaalkayo, kuwaas oo u badan dilal qorsheysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee carunta ee gobolkaasi. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha wasaaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo magaciisa lagu koobay Cabdi-Gube. Wararka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144058,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee carunta ee gobolkaasi. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha wasaaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo magaciisa lagu koobay Cabdi-Gube. Wararka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-05T08:16:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"848\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"478\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png\",\"datePublished\":\"2020-04-05T08:16:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png\",\"width\":848,\"height\":478},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee carunta ee gobolkaasi. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha wasaaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo magaciisa lagu koobay Cabdi-Gube. Wararka ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-05T08:16:34+00:00","og_image":[{"width":848,"height":478,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/","name":"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png","datePublished":"2020-04-05T08:16:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Qarax.png","width":848,"height":478},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-magaalada-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144057"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144059,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144057\/revisions\/144059"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}