{"id":144064,"date":"2020-04-05T11:34:16","date_gmt":"2020-04-05T08:34:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144064"},"modified":"2020-04-05T11:34:16","modified_gmt":"2020-04-05T08:34:16","slug":"xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb, isaga oo ka soo ambabixi doona Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa waxaa Safarka uu ku tegi doono Dhuusamareeb ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmo kahor gaaray Gaalkacyo, isla markaana kulamo kala duwan la qaatay Xaaf.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa Madaxweynihii hore ee Galmudug kala hadlay Arrimo la xiriira dib u heshiisiin iyo xalinta Cabashada uu ka qabo Doorashadii uu kusoo baxay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in Xildhibaanada ay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ka dalbadeen inuu ka qeyb galo Munaasanadda Caleema-saarka Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, isla markaana uu xilka ku wareejiyo.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa laga dareemayaa qabana-qaabada soo dhaweynta Xaaf, waxaana markii uu tego halkaas uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxweyne Qoorqoor, kuwaasi oo lagu xalinayo cabshooyinka jiray iyo Arrimo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb, isaga oo ka soo ambabixi doona Magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa waxaa Safarka uu ku tegi doono Dhuusamareeb ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmo kahor gaaray Gaalkacyo, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144065,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb, isaga oo ka soo ambabixi doona Magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa waxaa Safarka uu ku tegi doono Dhuusamareeb ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmo kahor gaaray Gaalkacyo, isla markaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-05T08:34:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"224\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-05T08:34:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg\",\"width\":224,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda uu gaaro Magaalada Dhuusamareeb, isaga oo ka soo ambabixi doona Magaalada Gaalkacyo. Xaaf ayaa waxaa Safarka uu ku tegi doono Dhuusamareeb ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmo kahor gaaray Gaalkacyo, isla markaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-05T08:34:16+00:00","og_image":[{"width":224,"height":225,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/","name":"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg","datePublished":"2020-04-05T08:34:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-1.jpg","width":224,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-maanta-tegaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf Oo Maanta Tegaya Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144064"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144066,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144064\/revisions\/144066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}