{"id":144156,"date":"2020-04-06T19:16:07","date_gmt":"2020-04-06T16:16:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144156"},"modified":"2020-04-06T19:16:07","modified_gmt":"2020-04-06T16:16:07","slug":"wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/","title":{"rendered":"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xariga agaasimaha qeybta Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay in loo heysto arrimo la xiriira lacago loogu talo galay COVID 19 oo la musuq maasuqay.<\/p>\n<p>Wasiir Fowsiya oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegtay in Agaasimaha oo lagu Magacaabo Maxamuud Maxamed Buulle la xirey 4-tii Bishaan xilli habeen ah, isla markaana illaa iyo hadda aan lala wadaagin sababaha loo xirey.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda waxay arrinkaan kala shaqeyneysaa xeer-ilaaliyaha Qaranka, Hanti-dhowrka, iyo ciddii kale oo sharci ahaan ay arrintaan quseyso,\u201d ayay Fowziya u sheegtay koox wariyeyaal ah.<\/p>\n<p>Waxaa ay hadalkeeda intaasi ku dartey inay socdaan baaritaano ku aadan sababta loo xirey, isla markaana arrintaasi ay kala kaashanayaan xeer ilaalinta Qaranka, Hanti dhowrka, iyaguna ay diyaar u yihiin baaritaan waafi ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in agaasimaha lagu eedeeyey uu leexsaday lacag dowladda ka heshay hay\u2019ado caalami ah, oo loogu talo-galay in lagu fuliyo mashruucyo caafimaad, oo ay ku jiraan la-dagaalanka Coronavirus.<\/p>\n<p>Kiiskan oo ah mid weyn, sida aan xogta ku helnay, ayaa waxaa sidoo kale laga yaabaa inuu lugaha la galo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka, waxaana weli socda baaritaan uu wado xafiiska hanti-dhowrka.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in lacagta maqan la tuhunsan yahay in loo adeegsaday suuqyada sarifka lacagaha online ee Forex, waxaana jirta surta-galnimo ah in la doonayey in lacagta laga faa\u2019iideysto, kadibna marka faa\u2019iido laga sameeyo dib loogu soo celiyo akoonada wasaaradda, inkasta oo taas aan la hubin.<\/p>\n<p>Xariga Maxamuud Maxamed Buulle ayaa yimid kadib markii Hantidhowrka Guud uu baaritaan deg deg ah ku sameeyay Xafiiska Agaasimaha, taasoo soo dedejisay xarigiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2hJ-Vzz-3dE\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xariga agaasimaha qeybta Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay in loo heysto arrimo la xiriira lacago loogu talo galay COVID 19 oo la musuq maasuqay. Wasiir Fowsiya oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegtay in Agaasimaha oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144157,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xariga agaasimaha qeybta Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay in loo heysto arrimo la xiriira lacago loogu talo galay COVID 19 oo la musuq maasuqay. Wasiir Fowsiya oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegtay in Agaasimaha oo lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-06T16:16:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/\",\"name\":\"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-06T16:16:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xariga agaasimaha qeybta Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay in loo heysto arrimo la xiriira lacago loogu talo galay COVID 19 oo la musuq maasuqay. Wasiir Fowsiya oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegtay in Agaasimaha oo lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-06T16:16:07+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/","name":"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg","datePublished":"2020-04-06T16:16:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/32152270687_48dd0b32d9_4k-scaled-1.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-caafimaadka-oo-xaqiijisay-xariga-agaasimihii-maamulka-iyo-maliyada-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirada Caafimaadka oo xaqiijisay Xariga Agaasimihii Maamulka iyo Maliyada +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144156"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144159,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144156\/revisions\/144159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}