{"id":144278,"date":"2020-04-09T12:03:42","date_gmt":"2020-04-09T09:03:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144278"},"modified":"2020-04-09T12:03:42","modified_gmt":"2020-04-09T09:03:42","slug":"xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/","title":{"rendered":"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay  dowlada Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga Himilo Qaran uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleestay dacwad ka dhan aheyd Hey\u2019adda Saadaasha Hawada Soomaaliya oo ay u gudbiyeen Maxkamada sare ee dalka.<\/p>\n<p>Dacwadan xisbiga Himilo Qaran ka gudbiyeen Heyadda Dowlada u qaabilsan Saadaasha hawada ayaa la xariirtay xanibaadii lagu sameeyay safar Sheekh Shariif ku aadi rabay magaalada Kismaayo bishii September ee sanadkii hore.<\/p>\n<p>Axmed Maxamed Sheekh Koofi oo ahaa qareenka u doodayay Xisbiga Himilo Qaran ayaa sheegay in dacwada kaga guuleesteen Dowlada, waxa uuna u mahad celiyay Maxkamada sare ee dalka oo go\u2019aan ka gaartay dacwadan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Qareenka in Maxkamada sare ee dalka ku amartay dowlada in magdhaw ka bixiso xayiraadii dhinaca socdaalka ee lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>\u201dAad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay in Maxkamadda sare ilaalisay sareynta sharciga iyo danta guud ee Cadaaladda, waa u mahadcelinayaa Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo garsoorayaasha Maxkamadda sare in go\u2019aankaas cadaalada ku dhisan ee sharciga iyo shuruucda dalka ay soo saartay, xukunka annaga ayuu noo dhacay, xisbiga himilo qaran ayaa loo xukumay\u201dayuu yiri Qareenka u doodayay Xisbiga Himilo Qaran.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed kahor istaagtay safar uu ku aadi rabay magaalada Kismaayo , waxa uuna Sheekh Shariif xiligaa Kismaayo u aadayay caleemo saarkii Axmed Madoobe oo dowladu u aqoonsaneyn Madaxweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Himilo Qaran uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleestay dacwad ka dhan aheyd Hey\u2019adda Saadaasha Hawada Soomaaliya oo ay u gudbiyeen Maxkamada sare ee dalka. Dacwadan xisbiga Himilo Qaran ka gudbiyeen Heyadda Dowlada u qaabilsan Saadaasha hawada ayaa la xariirtay xanibaadii lagu sameeyay safar Sheekh Shariif ku aadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144279,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiga Himilo Qaran uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleestay dacwad ka dhan aheyd Hey\u2019adda Saadaasha Hawada Soomaaliya oo ay u gudbiyeen Maxkamada sare ee dalka. Dacwadan xisbiga Himilo Qaran ka gudbiyeen Heyadda Dowlada u qaabilsan Saadaasha hawada ayaa la xariirtay xanibaadii lagu sameeyay safar Sheekh Shariif ku aadi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-09T09:03:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/\",\"name\":\"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-09T09:03:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo - Wardoon","og_description":"Xisbiga Himilo Qaran uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleestay dacwad ka dhan aheyd Hey\u2019adda Saadaasha Hawada Soomaaliya oo ay u gudbiyeen Maxkamada sare ee dalka. Dacwadan xisbiga Himilo Qaran ka gudbiyeen Heyadda Dowlada u qaabilsan Saadaasha hawada ayaa la xariirtay xanibaadii lagu sameeyay safar Sheekh Shariif ku aadi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-09T09:03:42+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/","name":"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-04-09T09:03:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Shariif...-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-sheekh-shariif-oo-dacwad-kaguuleestay-dowlada-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xisbiga Sheekh Shariif oo dacwad kaguuleestay dowlada Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144278"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144280,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144278\/revisions\/144280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}