{"id":144363,"date":"2020-04-11T12:32:39","date_gmt":"2020-04-11T09:32:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144363"},"modified":"2020-04-11T12:32:39","modified_gmt":"2020-04-11T09:32:39","slug":"mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144364\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"591\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegay in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen sargaal katirsanaa Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxii Xafiiska Laanta Socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) ayaa isagoo salaadii maqrib weesaysanaya lagu dilay masjidka Hudda xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta magaalada iyo goobjoogeyaal.<\/p>\n<p>Kooxdii dilka geesatay ayaa la sheegay in si deg deg ah uga baxsadeen goobta ay dilka ka geesteen, ciidamada booliiska magaalada Gaalkacyo ayaa ku guul dareestay in ay gacanta kusoo dhigeen ragii dilkaasi fuliyay.<\/p>\n<p>Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhaca dilal qorsheesan oo loo geesto saraakiil iyo xubno kale oo katirsan maamulka Puntland , waxaana inta badan baxsada raga dilalkaasi geesta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegay in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen sargaal katirsanaa Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Madaxii Xafiiska Laanta Socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) ayaa isagoo salaadii maqrib weesaysanaya lagu dilay masjidka Hudda xaafadda Israac ee waqooyiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144365,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegay in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen sargaal katirsanaa Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Madaxii Xafiiska Laanta Socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) ayaa isagoo salaadii maqrib weesaysanaya lagu dilay masjidka Hudda xaafadda Israac ee waqooyiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-11T09:32:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"591\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-11T09:32:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":591},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegay in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen sargaal katirsanaa Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Madaxii Xafiiska Laanta Socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) ayaa isagoo salaadii maqrib weesaysanaya lagu dilay masjidka Hudda xaafadda Israac ee waqooyiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-11T09:32:39+00:00","og_image":[{"width":696,"height":591,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/","name":"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg","datePublished":"2020-04-11T09:32:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/farey-1.jpg","width":696,"height":591},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mas-uul-sare-oo-reer-puntland-ah-oo-galkacyo-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mas uul sare oo reer Puntland ah oo galkacyo lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144363"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144366,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144363\/revisions\/144366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}