{"id":144367,"date":"2020-04-11T15:15:09","date_gmt":"2020-04-11T12:15:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144367"},"modified":"2020-04-11T22:23:05","modified_gmt":"2020-04-11T19:23:05","slug":"sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/","title":{"rendered":"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso"},"content":{"rendered":"<p>Shaqo u gaar ah gabdhaha Wariyaasha ah uu soo bandhigay telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa hadal heyn badan saacadihii lasoo dhaafay ka abuuray baraha bulshada gaar ahaan Facebooka.<\/p>\n<p>Sharuudaha lagu xiray labo gabdhood uu Telefishinka afka dowlada ku hadla u baahan yahay ayaa dad badan layaab iyo fajac ku noqotay, waxaana arintan siyaabo kala duwan uga hadlay masuuliyiin iyo wariyaal caan ah .<\/p>\n<p>Shaqadan ay soo bandhigtay Wasaarada Warfaafinta gaar ahaan telefishinka Qaranka ayaa gabdhaha doonaya sharuudaha lagu xiray waxaa kamid ah in ay dheertahay muuqaal iyo miisaana leedahay, waxaa sidoo kale laga rabaa in ay hubqaad leedahay.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Qorsheynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Ceynte oo sidoo kale ah rug cadaa saxaafadeed ayaa sheegay in uu ka fajacay shuruudaha lasoo bandhigay uu sheegay in uu ka muuqday takoor ,aflagadao iyo akhlaaq daro.<\/p>\n<p>\u201dshuruudaha lagu xiray ayaa fajac igu abuuray. In ka badan 12 sano ayaan wariye iyo tafatire kasoo ahaa warbaahinta caalamka kuwa ugu waaweyn. Waligeyna ma arag takoor, aflagaaddo iyo akhlaaq darro ka weyn middan! ,Ka sokow inuu faquuqan kasoo horjeedo mabaadii\u2019da aasaasiga ah ee dastuurkeenna, wuxuu kaloo gef weyn ku yahay Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, wasaaradda Warfaafinta waxaa la gudboon inay la noqoto iidhehdaan, maxaa yeelay waxaa kasoo uraya ujeeddooyin kale. Sidoo kale, waa inay raalli galin siiso gabdhaha Soomaaliyeed.\u201d ayuu yiri Cabdiraxmaan Ceynte.<\/p>\n<p>Shuruudahan lagu xiray shaqadan ay soo bandhigtay Wasaarada warfaafinta Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa si adag uga fal celiyay wariyaal, siyaasiyiin iyo sidoo kale dadka isticmaala baraha bulshada oo inta badan layaab ku tilmaamay shuruudahan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144375\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/hubqaad.jpg\" alt=\"\" width=\"743\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/hubqaad.jpg 743w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/hubqaad-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/hubqaad-696x899.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/hubqaad-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 743px) 100vw, 743px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shaqo u gaar ah gabdhaha Wariyaasha ah uu soo bandhigay telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa hadal heyn badan saacadihii lasoo dhaafay ka abuuray baraha bulshada gaar ahaan Facebooka. Sharuudaha lagu xiray labo gabdhood uu Telefishinka afka dowlada ku hadla u baahan yahay ayaa dad badan layaab iyo fajac ku noqotay, waxaana arintan siyaabo kala duwan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144368,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shaqo u gaar ah gabdhaha Wariyaasha ah uu soo bandhigay telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa hadal heyn badan saacadihii lasoo dhaafay ka abuuray baraha bulshada gaar ahaan Facebooka. Sharuudaha lagu xiray labo gabdhood uu Telefishinka afka dowlada ku hadla u baahan yahay ayaa dad badan layaab iyo fajac ku noqotay, waxaana arintan siyaabo kala duwan uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-11T12:15:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-11T19:23:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/\",\"name\":\"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-11T12:15:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-11T19:23:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso - Wardoon","og_description":"Shaqo u gaar ah gabdhaha Wariyaasha ah uu soo bandhigay telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa hadal heyn badan saacadihii lasoo dhaafay ka abuuray baraha bulshada gaar ahaan Facebooka. Sharuudaha lagu xiray labo gabdhood uu Telefishinka afka dowlada ku hadla u baahan yahay ayaa dad badan layaab iyo fajac ku noqotay, waxaana arintan siyaabo kala duwan uga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-11T12:15:09+00:00","article_modified_time":"2020-04-11T19:23:05+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/","name":"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg","datePublished":"2020-04-11T12:15:09+00:00","dateModified":"2020-04-11T19:23:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/download-4.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sntv-oo-shuruudo-yaab-leh-ku-xirtay-gabdhii-doonaysa-inay-kashaqayso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sntv oo shuruudo yaab leh ku xirtay Gabdhii doonaysa inay kashaqayso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144367"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144367"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144377,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144367\/revisions\/144377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}