{"id":144450,"date":"2020-04-13T11:57:18","date_gmt":"2020-04-13T08:57:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144450"},"modified":"2020-04-13T12:18:18","modified_gmt":"2020-04-13T09:18:18","slug":"daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay xilka Galmudug ku wareejiyay Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka hadlay heshiiska uu la galay Madaxda Cusub ee Maamulkaas.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin cid dhex-dhexaadisay isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, isla markaana labada dhinac ay wadahadal yeesheen, sidaasina uu ku yimid heshiiska.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Madaxweynihii hore ee Galmudug in isaga oo shuruud ku xirin wadahadalka Qoorqoor uu la heshiisyay, sidoo kalena aysan soo kala dhex gelin Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka, isaga oo kaliya go\u2019aan uu ku gaaray inuu qaado tallaabadaas.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa dhawaan shaaciyay inuu u tanaasulay danta iyo dhismaha Galmudug, isla markaana uu ka shaqeyn doono dib u heshiisiinta Galmudug, uuna la shaqeyn doono maamulka Cusub.<\/p>\n<p>Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay si rasmi ah xilka Maamulka Galmudug ugu wareejiyay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo kusoo baxay Doorasho ka dhacday bilowga sanadkaan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kvgCYxVoKm4\" width=\"960\" height=\"735\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay xilka Galmudug ku wareejiyay Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka hadlay heshiiska uu la galay Madaxda Cusub ee Maamulkaas. Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin cid dhex-dhexaadisay isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, isla markaana labada dhinac ay wadahadal yeesheen, sidaasina uu ku yimid heshiiska. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144435,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay xilka Galmudug ku wareejiyay Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka hadlay heshiiska uu la galay Madaxda Cusub ee Maamulkaas. Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin cid dhex-dhexaadisay isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, isla markaana labada dhinac ay wadahadal yeesheen, sidaasina uu ku yimid heshiiska. Waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-13T08:57:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-13T09:18:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/\",\"name\":\"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-13T08:57:18+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-13T09:18:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg\",\"width\":552,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay xilka Galmudug ku wareejiyay Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka hadlay heshiiska uu la galay Madaxda Cusub ee Maamulkaas. Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin cid dhex-dhexaadisay isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, isla markaana labada dhinac ay wadahadal yeesheen, sidaasina uu ku yimid heshiiska. Waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-13T08:57:18+00:00","article_modified_time":"2020-04-13T09:18:18+00:00","og_image":[{"width":552,"height":368,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/","name":"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg","datePublished":"2020-04-13T08:57:18+00:00","dateModified":"2020-04-13T09:18:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586718784787-1.jpg","width":552,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxwayne-xaaf-oo-xilka-kuwareejiyay-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Madaxwayne Xaaf oo xilka Kuwareejiyay Madaxwayne Qoor Qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144450"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144450"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144452,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144450\/revisions\/144452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}