{"id":144458,"date":"2020-04-13T12:27:08","date_gmt":"2020-04-13T09:27:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144458"},"modified":"2020-04-13T12:27:08","modified_gmt":"2020-04-13T09:27:08","slug":"dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir &#038; Haweenay xaamilo ah"},"content":{"rendered":"<p>Askar ka tirsan milatariga Soomaaliya ee la wareegay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lasoo wariyey in ay kufsdeen gabar 13-jir ah iyo haweenay xaamilo ah.<\/p>\n<p>Gabadha ayaa waxaa lagu waramay in 7-dii bishaan ay ka wateen gudaha magaaladda, halka haweenayda ay kala dageen gaariga ay la socdeen.<\/p>\n<p>Xasan Macalin Cumar, gudoomiyihii hore ee magaalada Marka, ayaa shaaca ka dhigay in xaalada gabadha ay tahay mid aad u liidata.<\/p>\n<p>Dhibaneyaasha ayuu daboolka ka qaadey in ay haataan jiifaan isbitaal ku yaala magaala madaxda waddanka ee Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cMarkii hore waxaa la keenay Marka, mana jirto cid mas\u2019uul ah oo ka dabatimid. Waan ognahay ma aysan sameynin ciidamadda oo dhan waa saddex kamid ah oo doonaya in ay xumeeyaan magaca ciidanka iyo mas\u2019uuliyadeena,\u201d ayuu u sheegay Radio Kulmiye.<\/p>\n<p>Taliska Ciidamada Soomaaliya ayaa nan wali ka jawaabin eedeynta ka imaaneysa qeybo kamida shacabka ku dhaqan degaanka Janaale.<\/p>\n<p>Horaantii bishiii hore ayay ahayd markii magaalada Afgooye ee gobolkaas lagu kufsadey gabdho yar-yar, falkaas xoogan dhaliyey waxay dowladdu ku eedeysay \u201cin ay maalgeliyeen hay\u2019addo xumayna magaca qaranka\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XszmkhX6m5A\" width=\"920\" height=\"745\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askar ka tirsan milatariga Soomaaliya ee la wareegay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lasoo wariyey in ay kufsdeen gabar 13-jir ah iyo haweenay xaamilo ah. Gabadha ayaa waxaa lagu waramay in 7-dii bishaan ay ka wateen gudaha magaaladda, halka haweenayda ay kala dageen gaariga ay la socdeen. Xasan Macalin Cumar, gudoomiyihii hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144459,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir &amp; Haweenay xaamilo ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir &amp; Haweenay xaamilo ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Askar ka tirsan milatariga Soomaaliya ee la wareegay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lasoo wariyey in ay kufsdeen gabar 13-jir ah iyo haweenay xaamilo ah. Gabadha ayaa waxaa lagu waramay in 7-dii bishaan ay ka wateen gudaha magaaladda, halka haweenayda ay kala dageen gaariga ay la socdeen. Xasan Macalin Cumar, gudoomiyihii hore ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-13T09:27:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"644\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"483\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir & Haweenay xaamilo ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-13T09:27:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg\",\"width\":644,\"height\":483},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir &#038; Haweenay xaamilo ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir & Haweenay xaamilo ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir & Haweenay xaamilo ah - Wardoon","og_description":"Askar ka tirsan milatariga Soomaaliya ee la wareegay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lasoo wariyey in ay kufsdeen gabar 13-jir ah iyo haweenay xaamilo ah. Gabadha ayaa waxaa lagu waramay in 7-dii bishaan ay ka wateen gudaha magaaladda, halka haweenayda ay kala dageen gaariga ay la socdeen. Xasan Macalin Cumar, gudoomiyihii hore ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-13T09:27:08+00:00","og_image":[{"width":644,"height":483,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/","name":"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir & Haweenay xaamilo ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg","datePublished":"2020-04-13T09:27:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Janaale-2.jpg","width":644,"height":483},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ciidamadii-xoreeyay-janaale-oo-kufsaday-gabar-13-jir-haweenay-xaamilo-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Ciidamadii xoreeyay Janaale oo \u201ckufsaday\u201d gabar 13-jir &#038; Haweenay xaamilo ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144458"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144460,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144458\/revisions\/144460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}