{"id":144482,"date":"2020-04-14T12:05:09","date_gmt":"2020-04-14T09:05:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144482"},"modified":"2020-04-14T12:05:09","modified_gmt":"2020-04-14T09:05:09","slug":"soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>iidamo dheeraad ah oo kuwa Boolis ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay la geeyey xadka dheer ee ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, si loo xakameeyo cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Wararka ayaa lagu sheegaya in ciidamadaasi ay fulin doonaan amarkii ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo HirShabelle, kaas oo ahaa in la xiro xadka labada dal.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaamanayo ayaa booqasho ku tegay deegaanada dhaca xadka, isagoona u kuur galaya xaaladda guud iyo sida ay u howlgalayaan ciidamada Booliska la geeyey halkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Jeyte ayaa shaaciyey in haatan wixii ka dambeeya la hakiyey dhaq dhaqaaqa xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, si bulshada looga bad-baadiyo Fayruska Corona.<\/p>\n<p>Tallaabadaan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay qeylo dhaan ka soo yeereysay madaxda HirShabelle, kuwaas oo ka cabanayey furnaashaha xuduuda labada dowladood oo maalmihii u dambeeyey laga soo gudbinayey Qaad fara badan.<\/p>\n<p>Dowladda dgexe ee Soomaaliya ayaa wada dadaallo lagu xakameynayo cudurka saf-marka ee Coronavirus, iyadoona horay u xirtay xadka ay dhanka gobolka Gedo kala wadaagto Kenya, sidoo kalena joojisay duulimaadyada gudaha iyo kuwa caalamiga ah intaba.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144483\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg 719w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1-300x146.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1-696x339.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144484\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586839142632.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586839142632.jpg 719w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586839142632-300x146.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/FB_IMG_1586839142632-696x339.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>iidamo dheeraad ah oo kuwa Boolis ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay la geeyey xadka dheer ee ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, si loo xakameeyo cudurka Coronavirus. Wararka ayaa lagu sheegaya in ciidamadaasi ay fulin doonaan amarkii ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo HirShabelle, kaas oo ahaa in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144483,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"iidamo dheeraad ah oo kuwa Boolis ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay la geeyey xadka dheer ee ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, si loo xakameeyo cudurka Coronavirus. Wararka ayaa lagu sheegaya in ciidamadaasi ay fulin doonaan amarkii ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo HirShabelle, kaas oo ahaa in la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-14T09:05:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-14T09:05:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg\",\"width\":719,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro - Wardoon","og_description":"iidamo dheeraad ah oo kuwa Boolis ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay la geeyey xadka dheer ee ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya, si loo xakameeyo cudurka Coronavirus. Wararka ayaa lagu sheegaya in ciidamadaasi ay fulin doonaan amarkii ka soo baxay dowladda Soomaaliya iyo HirShabelle, kaas oo ahaa in la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-14T09:05:09+00:00","og_image":[{"width":719,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/","name":"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg","datePublished":"2020-04-14T09:05:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Ciidamo-1.jpg","width":719,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-xirtay-xadka-ay-la-wadaagto-itoobiya-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144482"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144485,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144482\/revisions\/144485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}