{"id":144486,"date":"2020-04-14T12:20:19","date_gmt":"2020-04-14T09:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144486"},"modified":"2020-04-14T12:20:19","modified_gmt":"2020-04-14T09:20:19","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Wardoon ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas ahaa miino la geliyay laamiga dhinaciisa, ayna qaraxday xili uu gubay gaari nooca dagaalka oo ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo halkaas socdaal ku marayay kuwaas oo galbinayay sarkaal lagu magacaabo Saney Cabdulle Gaab , waxaana la sheegay inuu ka bad-baaday qaraxaas islamarkaana uu dhacay waxyar kadib markii uu gudbay gaarigii uu saarnaa.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in waxyeelada ugu badan ay soo gaartay dad shacab ah oo ka agdhowaan galkaasi.<\/p>\n<p>Ugu yaraan illaa afar qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen qaraxaasi oo miino ahaa, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu burbur soo gaaray mootooyin nooca Bajaajta ah oo marayey wadada uu qaraxu ka dhacay.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro qaraxyo ah la beegsata ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee isaga kala gooshaya gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144487\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144488\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144489\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/33.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/33.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/33-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/33-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/33-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Wardoon ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas ahaa miino la geliyay laamiga dhinaciisa, ayna qaraxday xili uu gubay gaari nooca dagaalka oo ay la socdeen Askar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144488,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Wardoon ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas ahaa miino la geliyay laamiga dhinaciisa, ayna qaraxday xili uu gubay gaari nooca dagaalka oo ay la socdeen Askar ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-14T09:20:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-14T09:20:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goor dhow ka dhacay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Wardoon ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas ahaa miino la geliyay laamiga dhinaciisa, ayna qaraxday xili uu gubay gaari nooca dagaalka oo ay la socdeen Askar ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-14T09:20:19+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg","datePublished":"2020-04-14T09:20:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-qarax-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144486"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144490,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144486\/revisions\/144490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}