{"id":144514,"date":"2020-04-15T13:30:45","date_gmt":"2020-04-15T10:30:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144514"},"modified":"2020-04-15T13:30:45","modified_gmt":"2020-04-15T10:30:45","slug":"turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/","title":{"rendered":"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya, Mehmet Yilmaz oo wareysi gaar ah siiyey VOA ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p>Danjire Yilmaz ayaa wareysigaan ku soo qaaday arrimo ku aadan doorashada soo socota 2020-2021-ka, xiisada siyaasadeed ee dalka iyo arrimo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Ugu horreyn safiirka ayaa ka hadlay xiisada u dhexeysa mucaaradka iyo dowladda federaalka oo weli isku fahami la\u2019a arrimaha doorashooyinka iyo sida loo wajahayo.<\/p>\n<p>Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in mucaaraadka Soomaaliya ay u arkaan inay sharci yihiin sida Xukuumadda oo kale, islamarkaana labada dhinac uu Turkigu u istaagi doono masaafo isla eg, markastana ay u furi doonaan albaabadooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aynu isku dayeenaa in aan masaafo isla eg u istaagno Dowladda iyo Mucaaradka, waxaana aan u aragnaa Mucaaradka Soomaaliya in ay sharci yihiin sida Xukuumadda oo kale, albaabadeena waa ay u furan yihiin waana is aragnaa waan booqanaa waana ay ina soo booqdaan, waxaana kala hadalnaa Xaaladda Soomaaliya\u201d ayuu yiri Mr Yilmaz.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in doorashooyinka soo socda ay aad muhiim u yihiin, islamarkaana dowladda federaalka iyo dhinacyada kale ee ay quseyso looga baahan yahay inay iskaashaadaan, si looga gudbo caqabadaha siyaasadeed ee haatan jira.<\/p>\n<p>\u201cDabcan Doorashooyinka soo socda waa kuwo aad u muhiim ah, gaar ahaan waxa aan rabaa in aan irhaahdo, Soomaaliya waxaa ka dhacay dagaalo sokeeyay oo muddo dheer socday, illaa hadda xanuun badan reebay, si taas looga baxo waxaa jira qodobo cad, kuwa ugu muhiimsan waa doorashada oo dowlad waliba ay ku wareejiso dowladda kale ee ka dambeysa\u201d ayuu yir Mehmet Yilmaz Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo inta badan xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah mamul goboleedyada ay walaac ka muujinayaan doorashada 2020- illaa 2021 iyaga oo sidoo kale ka digay in muddo kororsi ay sameystaan madaxda Qaranka, iyaga oo mar-marsiiyo uga dhiganayo Coronavirus oo kiisas ka mid ah dhowaan laga helay gudaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya, Mehmet Yilmaz oo wareysi gaar ah siiyey VOA ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Danjire Yilmaz ayaa wareysigaan ku soo qaaday arrimo ku aadan doorashada soo socota 2020-2021-ka, xiisada siyaasadeed ee dalka iyo arrimo kale oo muhiim ah. Ugu horreyn safiirka ayaa ka hadlay xiisada u dhexeysa mucaaradka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144515,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya, Mehmet Yilmaz oo wareysi gaar ah siiyey VOA ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Danjire Yilmaz ayaa wareysigaan ku soo qaaday arrimo ku aadan doorashada soo socota 2020-2021-ka, xiisada siyaasadeed ee dalka iyo arrimo kale oo muhiim ah. Ugu horreyn safiirka ayaa ka hadlay xiisada u dhexeysa mucaaradka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-15T10:30:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/\",\"name\":\"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-15T10:30:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo - Wardoon","og_description":"Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya, Mehmet Yilmaz oo wareysi gaar ah siiyey VOA ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Danjire Yilmaz ayaa wareysigaan ku soo qaaday arrimo ku aadan doorashada soo socota 2020-2021-ka, xiisada siyaasadeed ee dalka iyo arrimo kale oo muhiim ah. Ugu horreyn safiirka ayaa ka hadlay xiisada u dhexeysa mucaaradka iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-15T10:30:45+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/","name":"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg","datePublished":"2020-04-15T10:30:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Mehmet.jpg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-taageeray-mucaaradka-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo taageeray mucaaradka Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144514"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144514"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144516,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144514\/revisions\/144516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}