{"id":144592,"date":"2020-04-17T13:39:50","date_gmt":"2020-04-17T10:39:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144592"},"modified":"2020-04-17T13:39:50","modified_gmt":"2020-04-17T10:39:50","slug":"amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/","title":{"rendered":"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad ah u xiran.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay hay\u2019addaas ayaa lagu sheegay in suxufigaasi uu xiranyahay fikirkiisa iyo shakhsi ahaan cabbirka hadalkiisa , taas oo liddi ku ah xuquuqda aadamiga ee uu qof walba leeyahay.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxey sheegtay in ay aad uga walaacsantahay xabsiga Weriye Coldoon, iyadoo dunida uu si dhaqsi ah ku faafaya xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa 1-da-April-2020 waxa uu cafis u fidiyay maxaabiis ku jirtay jeelasha Somaliland oo gaaraya 574 ruux, si hoos loogu dhigo khatarta bushiga Coronavirus, waxa ayna sidoo kale hay\u2019adda Amnesty soo jeedisay in Cabdimaalik Muuse isna la siiyo xoriyaddiisa, suxufigaas oo aysan aheyn markii ugu horreysay ee lagu xiro Somaliland sababo la xiriiro cabirka fikirkiisa iyo xoriyadda hadalka.<\/p>\n<p>Weriyahan ku jira xabsiga ku yaalla Somaliland ayaa lagasoo xiray bannaanka hore ee gurigiisa oo ku yaalla Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer 17-April-2019, waxaana lasoo xiray qoraallo naqdin ah oo uu kusoo qoray boggiisa Facebook-ga, iyadoo lagusoo eedeeyay inuu faafinayay qoraallo marin-habaabin ah oo ka dhan ah (Qaranka Somaliland).<\/p>\n<p>Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa 8-July-2019 ku riday xukun dhan sadax sano iyo bar, waxa uuna hadda ku xiranyahay jeelka dhexe ee Magaalada Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad ah u xiran. War qoraal ah oo kasoo baxay hay\u2019addaas ayaa lagu sheegay in suxufigaasi uu xiranyahay fikirkiisa iyo shakhsi ahaan cabbirka hadalkiisa , taas oo liddi ku ah xuquuqda aadamiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144593,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad ah u xiran. War qoraal ah oo kasoo baxay hay\u2019addaas ayaa lagu sheegay in suxufigaasi uu xiranyahay fikirkiisa iyo shakhsi ahaan cabbirka hadalkiisa , taas oo liddi ku ah xuquuqda aadamiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-17T10:39:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/\",\"name\":\"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-17T10:39:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg\",\"width\":660,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad ah u xiran. War qoraal ah oo kasoo baxay hay\u2019addaas ayaa lagu sheegay in suxufigaasi uu xiranyahay fikirkiisa iyo shakhsi ahaan cabbirka hadalkiisa , taas oo liddi ku ah xuquuqda aadamiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-17T10:39:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/","name":"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg","datePublished":"2020-04-17T10:39:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020417637226952613874428.jpg","width":660,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-codsatay-in-lasii-daayo-weriye-coldoon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amnesty International oo codsatay in lasii daayo Weriye Coldoon"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144592"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144594,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144592\/revisions\/144594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}