{"id":144704,"date":"2020-04-22T12:13:15","date_gmt":"2020-04-22T09:13:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144704"},"modified":"2020-04-22T12:13:15","modified_gmt":"2020-04-22T09:13:15","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo  diiday xilka qaadis uu sameyay Waare"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugaga soo horjeestey go\u2019aan ka soo baxay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo uu shaqadii uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa ka muuqday khilaaf maalmihii la soo dhaafay la sheegayay inuu ka dhex jiro guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Hirshabelle.<\/p>\n<p>\u201cMa jiro xilka qaadis madaxda Maamulka Hirshabelle sameyn karto laga bilaabo maanta oo ah 21ka bisha April 2020.maadaama lagu gudo jiro xilli kala guur ah.\u201dayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle oo ka koobnaa shan qodob.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare oo lagu ogeysiinayay Madaxweyne kuxigeenka, Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Cadaaladda ayaa lagu sheegay sheegay in shaqada laga joojiyay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Dastuurka Hirshabeelle Saadaq Mukhtaar Cabdulle iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sh\/Dhexe Cali Cabdulle Nuur,kuwaas oo lagu eedeeyey inay jebiyeen amarkii lagu joojiyey isku imaatinka dadka, isla markaana si Sharci darro ah ay ku fureen Goob ay dad badan isugu yimaadeen.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144705\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"932\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11-232x300.jpeg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11-696x901.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/11-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"932\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-232x300.jpeg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-696x901.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/22-324x420.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugaga soo horjeestey go\u2019aan ka soo baxay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo uu shaqadii uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka Sh\/dhexe. Qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa ka muuqday khilaaf maalmihii la soo dhaafay la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144707,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugaga soo horjeestey go\u2019aan ka soo baxay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo uu shaqadii uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka Sh\/dhexe. Qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa ka muuqday khilaaf maalmihii la soo dhaafay la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-22T09:13:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"688\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"519\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png\",\"datePublished\":\"2020-04-22T09:13:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png\",\"width\":688,\"height\":519},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugaga soo horjeestey go\u2019aan ka soo baxay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo uu shaqadii uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka Sh\/dhexe. Qoraalka uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa ka muuqday khilaaf maalmihii la soo dhaafay la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-22T09:13:15+00:00","og_image":[{"width":688,"height":519,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/","name":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png","datePublished":"2020-04-22T09:13:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-40.png","width":688,"height":519},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-hirshabelle-oo-diiday-xilka-qaadis-uu-sameyay-waare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo diiday xilka qaadis uu sameyay Waare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144704"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144708,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144704\/revisions\/144708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}