{"id":144715,"date":"2020-04-22T14:40:48","date_gmt":"2020-04-22T11:40:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144715"},"modified":"2020-04-22T14:40:48","modified_gmt":"2020-04-22T11:40:48","slug":"weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/","title":{"rendered":"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144717\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-42.png\" alt=\"\" width=\"953\" height=\"632\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-42.png 953w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-42-300x199.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-42-768x509.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-42-696x462.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-42-633x420.png 633w\" sizes=\"(max-width: 953px) 100vw, 953px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay kiiska weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja, oo magaalada Muqdisho ku xiran tan iyo 29-kii Febraayo.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in sababta loo hayo Abuuja ay tahay \u201cinuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab\u201d loona haysto inuu ku lug lahaa dil ka dhacay Muqdisho<\/p>\n<p>\u201cHa\u2019yaddaha amniga ayaa gacanta ku haya Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo ku eedaysan inuu ka tirsanyahay Argagixisada Al-Shabaab,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cEedaysane Abuuja ayaa loo haystaa inuu qayb ka ahaa fal danbiyeed la xiriira dil loo gaystay Marxuumad Baxsaneey Booleey, dilkaas oo ka dhacay Degmada Boondheere taariikhdu markay ahayd 06\/03\/2019.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka wasaaradda ayaa intaas ku daray in Ha\u2019yadaha amniga ay eedaysanaha gal dacwadeed-kiisa u gudbinayaan Ha\u2019yadaha Garsoorka ee ku shaqada leh.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay dowladda ayaa imanaya ayada oo maalmihii dhowaa ay aad u xoogeysteen baaqyada la xiriira in weriye Abuuja, oo ahaa tifaftiraha idaacadda Hiigsi, xoriyaddiisa dib loogu soo celiyo.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka wasaaradda warfaafinta<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144716\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o-150x150.jpg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o-768x768.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o-696x696.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/93775438_3114201531973951_5395868307041550336_o-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay kiiska weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja, oo magaalada Muqdisho ku xiran tan iyo 29-kii Febraayo. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in sababta loo hayo Abuuja ay tahay \u201cinuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab\u201d loona haysto inuu ku lug lahaa dil ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144718,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay kiiska weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja, oo magaalada Muqdisho ku xiran tan iyo 29-kii Febraayo. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in sababta loo hayo Abuuja ay tahay \u201cinuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab\u201d loona haysto inuu ku lug lahaa dil ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-22T11:40:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"321\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/\",\"name\":\"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png\",\"datePublished\":\"2020-04-22T11:40:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png\",\"width\":321,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay kiiska weriye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja, oo magaalada Muqdisho ku xiran tan iyo 29-kii Febraayo. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in sababta loo hayo Abuuja ay tahay \u201cinuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab\u201d loona haysto inuu ku lug lahaa dil ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-22T11:40:48+00:00","og_image":[{"width":321,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/","name":"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png","datePublished":"2020-04-22T11:40:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture1-1.png","width":321,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-abuuja-ayaa-lagu-eedeeyay-inuuu-yahay-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weriye Abuuja ayaa lagu eedeeyay inuuu yahay Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144715"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144719,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144715\/revisions\/144719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}