{"id":144804,"date":"2020-04-25T22:57:31","date_gmt":"2020-04-25T19:57:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144804"},"modified":"2020-04-25T22:57:31","modified_gmt":"2020-04-25T19:57:31","slug":"taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/","title":{"rendered":"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144805\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-49.png\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-49.png 681w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-49-300x205.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-49-218x150.png 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Capture-49-615x420.png 615w\" sizes=\"(max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay inuu xilka ka qaaday Taliyaha saldhigga booliiska degmada Boondheere Najiib Carab, oo askari ka mid ah ciidanka hoos yimaada uu xalay dilay laba qof oo shacab ah.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee labada marxuum ee la dilay, ee dhaliyey kacdoonka shacabka Muqdisho, ee maanta ayaa kala ahaa. 1- Marxuumad Madiino Cabdullaahi iyo Xasan Cali Cadaawe oo labaduba deganaa degmada Boondheere.<\/p>\n<p>Xijaar, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sidoo ballan-qaaday in hadda kadib lala xisaabtami doono taliyayaasha askarta ay xukumaan dhibaatada u geysanaya shacabka, oo isla xisaabtanka aanu ku ekaan doonin askariga dambiga gaysta kaliya.<\/p>\n<p>Taliye Xijaar ayaa dhinaca kale sheegay in gacanta lagu hayo askarigii xalay labada qof ee shacabka ah ku dilay magaalada Muqdisho, taasi oo horseedday carada iyo dibad-baxa ay shacabka ka dhigeen magaalada.<\/p>\n<p>Xijaar ayaa dhanka kale ku celiyey \u201cin aan la qaban karin dadka hal halka iyo labo labadda ugu lugeynayo gudaha magaalada, inta lagu guda jiro waqtiga Bandowga.\u201d<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay dibad-baxyo rabshado wata, ayada oo carrada shacabka ay u muuqatayinay ku wajahan tahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasi oo sawiradiisa lagu gubay magaalada.<\/p>\n<p>Dadkaan careysan ayaa sidoo kale ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen \u201cFarmaajo ha dhaco, guba Farmaajo\u201d iyo kuwa kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DNBt_D57BF0\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay inuu xilka ka qaaday Taliyaha saldhigga booliiska degmada Boondheere Najiib Carab, oo askari ka mid ah ciidanka hoos yimaada uu xalay dilay laba qof oo shacab ah. Allaha u naxariistee labada marxuum ee la dilay, ee dhaliyey kacdoonka shacabka Muqdisho, ee maanta ayaa kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144790,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay inuu xilka ka qaaday Taliyaha saldhigga booliiska degmada Boondheere Najiib Carab, oo askari ka mid ah ciidanka hoos yimaada uu xalay dilay laba qof oo shacab ah. Allaha u naxariistee labada marxuum ee la dilay, ee dhaliyey kacdoonka shacabka Muqdisho, ee maanta ayaa kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-25T19:57:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/\",\"name\":\"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-25T19:57:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay inuu xilka ka qaaday Taliyaha saldhigga booliiska degmada Boondheere Najiib Carab, oo askari ka mid ah ciidanka hoos yimaada uu xalay dilay laba qof oo shacab ah. Allaha u naxariistee labada marxuum ee la dilay, ee dhaliyey kacdoonka shacabka Muqdisho, ee maanta ayaa kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-25T19:57:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/","name":"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg","datePublished":"2020-04-25T19:57:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020424637233403422751779.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xijaar-oo-isku-furtay-najiib-carabvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliye Xijaar oo isku furtay Najiib Carab+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144804"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144806,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144804\/revisions\/144806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}