{"id":144912,"date":"2020-04-29T05:03:47","date_gmt":"2020-04-29T02:03:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144912"},"modified":"2020-04-29T05:04:47","modified_gmt":"2020-04-29T02:04:47","slug":"waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/","title":{"rendered":"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Aqalka sare ayaa sheegay in Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka uu ka socdo xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah.<\/p>\n<p>Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ayuu Senator Maxamed Amiin ku sheegay in tan iyo markii Hoggaanka NISA uu qabtay Fahad Yaasiin ay xadgudubyadaas bilowdeen, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhowaanahan soo baxayay xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah, oo ka tirsan hay\u2019adaha amniga dalka qaarkood, gaar ahaan Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA xilliyadaan dambe, gaar ahaan markii uu qabtay hoggaanka hay\u2019addaasi Fahad Yaasiin\u201d ayuu yiri Senator MaxamedAmiin.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in markii hore jiritaanka Hey\u2019adda Nabadsugida asal ahaan aan lagu dhisin sifo sharci ah, baarlamaan ansixiyayna aanu jirin markii la aas aasayt xilligii dowladdii Milateriga aheyd.<\/p>\n<p>Senatarka Maxamed Amiin ayaa sheegay in falalka isugu jira ruqseynta, shaqo ka eryida aan loo marin sifo sharci ah, sidoo kalena qorista ciidanka dharcadka laga qaadanayay dad gaar ah, lagana ilaalinayo kuwa kale, taasoo abuuri karta buu yiri Mustaqbalka caqabado waa weyn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ka digeynaa ku tagri falka awooddeed ha ahaado caga jugleyn ama ruqseyn saraakiisha loo arkay inay la jaan qaadi waayeen aragtiyada qaar guracan ee madaxdooda\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in wixii cawaaqib xumo ee arrimahan ka yimaada ay mas\u2019uuliyadeeda qaadi doonaan dadka sida tooska ah mas\u2019uulka uga ah hey\u2019adda iyo Madaxweynaha dalka oo ah Taliyaha Guud ee Ciidanka Qalabka Sida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Aqalka sare ayaa sheegay in Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka uu ka socdo xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah. Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ayuu Senator Maxamed Amiin ku sheegay in tan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144914,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Aqalka sare ayaa sheegay in Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka uu ka socdo xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah. Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ayuu Senator Maxamed Amiin ku sheegay in tan iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-29T02:03:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-04-29T02:04:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/\",\"name\":\"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-29T02:03:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-04-29T02:04:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d - Wardoon","og_description":"Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Aqalka sare ayaa sheegay in Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka uu ka socdo xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah. Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ayuu Senator Maxamed Amiin ku sheegay in tan iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-29T02:03:47+00:00","article_modified_time":"2020-04-29T02:04:47+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/","name":"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg","datePublished":"2020-04-29T02:03:47+00:00","dateModified":"2020-04-29T02:04:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Senator-Moh-Amin.jpg","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxa-nisa-ka-socda-waa-xadgudub-lagu-beegsanayo-dad-gaar-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cWaxa NISA ka socda waa xadgudub lagu beegsanayo dad gaar ah\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144912"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144915,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144912\/revisions\/144915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}