{"id":144916,"date":"2020-04-29T05:11:01","date_gmt":"2020-04-29T02:11:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144916"},"modified":"2020-04-29T05:11:01","modified_gmt":"2020-04-29T02:11:01","slug":"wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/","title":{"rendered":"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya Wasiirkii Madaxtooyada iyo maalgashiga dalkaasi Cali Geelle Abubakar u geeriyooday cudurka Caronavirus uu la xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhacay cudurkan safmarka ee Caronavirus, waxaana malamihii lasoo dhaafay dhaqaatiir caafimaad ku dadaalayeen sidii wasiirka loo bad baadin lahaa isi uu uga bogsado cudurkan uu ugu dambeyn shalay u geeriyooday .<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle oo aad isugu dhawaayeen Wasiirka ayaa tacsi u diray shacabka Jabuuti iyo Qoyskii uu ka baxay Wasiirka, waxa uuna wasiirka ku sifeeyay nin wanaagsan oo wax badan usoo galay Jamhuuriyada Jabuuti.<\/p>\n<p>Dalka Jabuuti ayaa kamid ah wadamada Bariga Afrika kuyaala uu ku faafayo cudurka Caronavirus, waxaana Wasiir Cali geelle masuulkii ugu sareeyay ee gudaha Jabuuti ugu dhinta Cudurka Caronavirus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya Wasiirkii Madaxtooyada iyo maalgashiga dalkaasi Cali Geelle Abubakar u geeriyooday cudurka Caronavirus uu la xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay. Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhacay cudurkan safmarka ee Caronavirus, waxaana malamihii lasoo dhaafay dhaqaatiir caafimaad ku dadaalayeen sidii wasiirka loo bad baadin lahaa isi uu uga bogsado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144917,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya Wasiirkii Madaxtooyada iyo maalgashiga dalkaasi Cali Geelle Abubakar u geeriyooday cudurka Caronavirus uu la xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay. Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhacay cudurkan safmarka ee Caronavirus, waxaana malamihii lasoo dhaafay dhaqaatiir caafimaad ku dadaalayeen sidii wasiirka loo bad baadin lahaa isi uu uga bogsado [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-29T02:11:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"766\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/\",\"name\":\"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-29T02:11:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg\",\"width\":624,\"height\":766},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya Wasiirkii Madaxtooyada iyo maalgashiga dalkaasi Cali Geelle Abubakar u geeriyooday cudurka Caronavirus uu la xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay. Wasiirka ayaa la sheegay in uu ku dhacay cudurkan safmarka ee Caronavirus, waxaana malamihii lasoo dhaafay dhaqaatiir caafimaad ku dadaalayeen sidii wasiirka loo bad baadin lahaa isi uu uga bogsado [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-29T02:11:01+00:00","og_image":[{"width":624,"height":766,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/","name":"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg","datePublished":"2020-04-29T02:11:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/wasir.jpg","width":624,"height":766},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-jabuutiyaan-ah-oo-u-geeriyooday-caronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Jabuutiyaan ah oo u geeriyooday Caronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144916"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144918,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144916\/revisions\/144918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}