{"id":144919,"date":"2020-04-29T05:22:24","date_gmt":"2020-04-29T02:22:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144919"},"modified":"2020-04-29T05:22:24","modified_gmt":"2020-04-29T02:22:24","slug":"madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p>Warqad ay Madasha Xisbiyada Qaran u direen Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa lagu muujiyay walaac aad u weyn oo ku saabsan warbixino iyo xogo dhowaan la soo saaray ee ku saabsanaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Hey\u2019adda NISA iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Warqadan oo ku taarikheysan 19 April ayaa ciwaan looga dhigay Warqad Sir ah, iyadoo xiriir aanu la sameynay Madasha Xisbiyada ay inoo xaqiijiyeen jiritaanka warqada, balse aanay dhankooda ka bixin warqada ay u direen dhinacyada ay ku socodsiiyeen ee Madaxda Qaranka iyo Xeer ilaalinta.<\/p>\n<p>Madasha ayaa illaa shan qodob u soo jeediyay Madaxda ay warqada u direen sida in baaritaan madax bannaan oo degdeg lagu sameeyo dilkii Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Allaha u naxariistee Eng. C\/raxmaan Yariisow oo weerar ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir 24 bishii July uu ku dhaawacmay dabadeedna 1 Agosto dhaawici soo gaaray u geeriyooday.<\/p>\n<p>Sidoo kale in baaritaan lagu sameeyo qoraalo laga sawiray WhatsApp oo la sheegay inuu ahaa wada shakeysi dhex maray Sarkaal ka tirsan NISA iyo Al-Shabaab, inkastoo warkaas oo ay qoreen Warbaahinta Kenya ay dowladda Soomaaliya beenisay.<\/p>\n<p>Madasha Xisbiyada ayaa u soo jeedisay Madaxda ay warqada ku socodsiisay in Hoggaanka NISA laga fogeeyo Siyaasiyiinta leh ujeedooyinka siyaasadeed, loona dhiibo farsamayaqaano ku xeel dheer Sirdoonka iyo Amniga Qaranka oo macnaheedu yahay in laga qaado xilka Fahad Yaasiin Taliyaha Hey\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay sheegeen in warbaahinta baraha bulshada NISA, gaar ahaan Twitterka aan loo isticmaalin meel lagu fushado dano gaar ahz laguna marin habaabiyo ra\u2019yi Shacabka, laguna buunbuuniyo xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyagoo laga leeyahay dano khaas ah.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago eedeymaha ku xusan warqada, hadana waxaa layaab ah in Madashu soo qaadatay warbixinadii dhowaan ay qoreen Wargeysyada Kenya oo markii damba la ogaaday inay been abuur yihiin.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka akhriso Warqada Madasha:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-144920\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007.jpg\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"1515\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007.jpg 1242w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007-246x300.jpg 246w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007-839x1024.jpg 839w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007-768x937.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007-696x849.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007-1068x1303.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/IMG-20200429-WA0007-344x420.jpg 344w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warqad ay Madasha Xisbiyada Qaran u direen Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa lagu muujiyay walaac aad u weyn oo ku saabsan warbixino iyo xogo dhowaan la soo saaray ee ku saabsanaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Hey\u2019adda NISA iyo Al-Shabaab. Warqadan oo ku taarikheysan 19 April ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144921,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warqad ay Madasha Xisbiyada Qaran u direen Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa lagu muujiyay walaac aad u weyn oo ku saabsan warbixino iyo xogo dhowaan la soo saaray ee ku saabsanaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Hey\u2019adda NISA iyo Al-Shabaab. Warqadan oo ku taarikheysan 19 April ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-29T02:22:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"704\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-29T02:22:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg\",\"width\":704,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Warqad ay Madasha Xisbiyada Qaran u direen Madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre, Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa lagu muujiyay walaac aad u weyn oo ku saabsan warbixino iyo xogo dhowaan la soo saaray ee ku saabsanaa xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Hey\u2019adda NISA iyo Al-Shabaab. Warqadan oo ku taarikheysan 19 April ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-29T02:22:24+00:00","og_image":[{"width":704,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/","name":"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg","datePublished":"2020-04-29T02:22:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Fahad.jpg","width":704,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madasha-xisbiyada-oo-dacwad-kagudbiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madasha Xisbiyada oo dacwad kagudbiyay Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144919"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144922,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144919\/revisions\/144922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}