{"id":144946,"date":"2020-04-29T23:54:27","date_gmt":"2020-04-29T20:54:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144946"},"modified":"2020-04-29T23:54:27","modified_gmt":"2020-04-29T20:54:27","slug":"reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/","title":{"rendered":"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo horkacaya qeybaha bulshada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay gurmadka loo sameeynayo dadkii ku waxyeeloobay daadadkii ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaana aay sheegeen in gurmadkaasi uu ka bilaan doono magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ururka dhalinyarada oo aay wehliyaan ganacsatada, haweenka iyo culimada Beledweyne ayaa dadweeynaha ka codsaday inaay ka qeyb-qaataan gurmadka loo sameeynayo dadka kunool magaalada Qardho oo saameeyn badan kala kulmay roobabkii da\u2019ay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hirshabeelle Maxamed Cabdullahi Buraale ayaa sheegay in maanta aay muhiim tahay in lagarab istaago dadka Qardho oo roobabku si daran u sameeyeen, wuxuu baaq u diray qeybaha bulshada magaalada Beledweyne isagoo ka codsaday inaay gurmadka ka qeyb-qataan.<\/p>\n<p>\u201cWalaalaha Qardho waxaa soogaaray saameeyn xoogan oo raxmada ALLE ah, waxaan rabnaa inaan garab istaagno walaalaheen maadama maanta aay dhibaateeysanyihiin, bulshada magaalada Beledweyne waxaan ka codsanayaan inaay u istaagaan kana qeeyb-qaataan dadaalada loogu gurmanaayo dadka Qardho\u201d Sidaas waxaa yiri gudoomiyaha dhalinyarada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Dhanka kale ganacsatada iyo culimada oo goobta ka hadlay ayaa sheegay inaay muhiim tahay in dadka walaalaha ah aay is garab istaagaan, waxaayna qeybaha bulshada iyo maamulka aay ka codsadeen inaay kala qeeyb-qaataan dadaalada gurmadka Qardho.<br \/>\nMagaalda Qardho ee gobolka Bari waxaa dhawaan ku dhuftay daad kusoo rogmaday kuwaas oo aay keeneen roobab xoogan oo ka da\u2019ay deegaanka iyo hareerihiisa, waxaana daadadka kadhashay qasaaro nafeed iyo mid hantiyeed.<\/p>\n<p>Somaaliya ayaa saameeyn xoogan kala kulanta daadadka roobka iyo fatahaadaha wabiyada, mana jiraan qorshayaal dowlad oo lagu xalinaayo dhibaatada jirta. Waxaana sanad walba qasaaro xoogan lakulma dadka kunool hareeraha wabiyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" width=\"720\" height=\"405\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/pz7UMboRlss\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405428240356.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" class=\"alignnone size-full wp-image-144947\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405428240356.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405428240356-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405428240356-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405521413957.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" class=\"alignnone size-full wp-image-144948\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405521413957.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405521413957-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405521413957-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405627676403.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" class=\"alignnone size-full wp-image-144949\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405627676403.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405627676403-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405627676403-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405775826881.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" class=\"alignnone size-full wp-image-144950\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405775826881.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405775826881-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405775826881-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" class=\"alignnone size-full wp-image-144951\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406089523893.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" class=\"alignnone size-full wp-image-144952\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406089523893.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406089523893-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406089523893-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406089523893-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406089523893-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406309312893.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" class=\"alignnone size-full wp-image-144953\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406309312893.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406309312893-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237406309312893-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo horkacaya qeybaha bulshada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay gurmadka loo sameeynayo dadkii ku waxyeeloobay daadadkii ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaana aay sheegeen in gurmadkaasi uu ka bilaan doono magaalada Beledweyne. Ururka dhalinyarada oo aay wehliyaan ganacsatada, haweenka iyo culimada Beledweyne ayaa dadweeynaha ka codsaday inaay ka qeyb-qaataan gurmadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144951,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo horkacaya qeybaha bulshada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay gurmadka loo sameeynayo dadkii ku waxyeeloobay daadadkii ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaana aay sheegeen in gurmadkaasi uu ka bilaan doono magaalada Beledweyne. Ururka dhalinyarada oo aay wehliyaan ganacsatada, haweenka iyo culimada Beledweyne ayaa dadweeynaha ka codsaday inaay ka qeyb-qaataan gurmadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-04-29T20:54:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/\",\"name\":\"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg\",\"datePublished\":\"2020-04-29T20:54:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg\",\"width\":660,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro - Wardoon","og_description":"Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo horkacaya qeybaha bulshada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay gurmadka loo sameeynayo dadkii ku waxyeeloobay daadadkii ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaana aay sheegeen in gurmadkaasi uu ka bilaan doono magaalada Beledweyne. Ururka dhalinyarada oo aay wehliyaan ganacsatada, haweenka iyo culimada Beledweyne ayaa dadweeynaha ka codsaday inaay ka qeyb-qaataan gurmadka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-04-29T20:54:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":495,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/","name":"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg","datePublished":"2020-04-29T20:54:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/2020429637237405936691308.jpg","width":660,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-baledwayn-oo-bilaabay-gurmad-ay-u-fidinayaan-shacabka-qardho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Reer Baledwayn Oo Bilaabay Gurmad ay u fidinayaan Shacabka Qardho +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144946"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144954,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144946\/revisions\/144954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144951"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}