{"id":144986,"date":"2020-05-01T03:30:39","date_gmt":"2020-05-01T00:30:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=144986"},"modified":"2020-05-01T03:30:39","modified_gmt":"2020-05-01T00:30:39","slug":"madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay"},"content":{"rendered":"<p>Khilaaf udhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo boqor Burhaan Boqor Muuse oo kasoo bilowday doorashadii madaxtinimada Puntland ee sanad iyo dhowr bilood kahor ayaa hadda soo shaac baxay sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Qardho.<\/p>\n<p>Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa jebiyay go\u2019aan kasoo baxay maamulka madaxweyne Deni, go\u2019aankaas oo ah in maamulka looga dambeeyo arimaha gurmadka magaalada Qardho, Laakiin boqorka ayaa magacaabay guddi ka shaqayn doona gurmadka dadka waxyeeladu ka soo gaartay daadkii Qardho<\/p>\n<p>Guddiga uu magacaabay Boqor Burhaan waxay kooban yihiin 6 xubnood oo ah culimada Puntland, waxaana nagu maqaallo inay qaar kamid ah guddigaan ay ka cudur daarteen, iyagoo qiimeeyay xaaladda taagan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo laftiisu ku sugan Qardho iyo guddiga uu magacaabay wax jawaab ah kama bixin guddiga uu boqorku magacaabay, balse waxaa jira dhinacyo ka shaqeynaya sidii labadaan guddi loo midayn lahaa meeshana looga saari lahaa in arimo siyaasadeed soo dhex galaan gurmadka shacabka.<\/p>\n<p>Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Cabdiweli Gaas, Cabdiraxmaan Faroole iyo senator Cabdirisaaq Jurile oo maanta warbaahinta kula hadlay Garowe, ayaa ku baaqay in maamulka looga dambeeyo arrimaha gurmadka. Hadalkooda wuxuu u muuqday farriin toos ah oo lagu taageerayo mowqifka Puntland ku maamulayso arrimaha taakulada gurmadka.<\/p>\n<p>Tan iyo intii uu Siciid Deni madaxweyne ka noqday Puntland weli ma kulmin boqor Burhaan Boqor oo ay isku degaan kasoo wada jeedaan, waxaana arintaas loo sababeynayaa khilaaf ka dhashay arimihii doorashada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jWxUW7l11Vo\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf udhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo boqor Burhaan Boqor Muuse oo kasoo bilowday doorashadii madaxtinimada Puntland ee sanad iyo dhowr bilood kahor ayaa hadda soo shaac baxay sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Qardho. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa jebiyay go\u2019aan kasoo baxay maamulka madaxweyne Deni, go\u2019aankaas oo ah in maamulka looga dambeeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144987,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-144986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khilaaf udhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo boqor Burhaan Boqor Muuse oo kasoo bilowday doorashadii madaxtinimada Puntland ee sanad iyo dhowr bilood kahor ayaa hadda soo shaac baxay sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Qardho. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa jebiyay go\u2019aan kasoo baxay maamulka madaxweyne Deni, go\u2019aankaas oo ah in maamulka looga dambeeyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-01T00:30:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/\",\"name\":\"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-01T00:30:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay - Wardoon","og_description":"Khilaaf udhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo boqor Burhaan Boqor Muuse oo kasoo bilowday doorashadii madaxtinimada Puntland ee sanad iyo dhowr bilood kahor ayaa hadda soo shaac baxay sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Qardho. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa jebiyay go\u2019aan kasoo baxay maamulka madaxweyne Deni, go\u2019aankaas oo ah in maamulka looga dambeeyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-01T00:30:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/","name":"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg","datePublished":"2020-05-01T00:30:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2020430637238348917537513.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-deni-iyo-boqor-burhaan-oo-khilaafkoodu-soo-shaac-baxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Deni iyo boqor Burhaan oo Khilaafkoodu soo shaac baxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144986"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=144986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":144988,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/144986\/revisions\/144988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=144986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=144986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=144986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}