{"id":145112,"date":"2020-05-03T23:33:26","date_gmt":"2020-05-03T20:33:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145112"},"modified":"2020-05-03T23:33:26","modified_gmt":"2020-05-03T20:33:26","slug":"raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/","title":{"rendered":"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa"},"content":{"rendered":"<p>Raisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa sheegay in la diyaariyay qorsha bishii aanu soo dhaafnay haddii lacala uu u dhiman lahaa cudurka Covid-19.<\/p>\n<p>Wareysi uu siiyay wargayska the Sun ayaa waxaa uu shaaca kaga qaaday sidii ay xaaladiisa u liidatay markii la dhigayay isbataal ku yaalla London.<\/p>\n<p>Waxaa uu u sheegay in saddexdii habeen ee uu ku jiray goobta xaaladaha culus ay ahayd xaaladiisu mid adag.<\/p>\n<p>Mr Johnson ayaa wiilka u dhashay u bixiyay Nicholas isaga oo ku sharfaya labadii dhakhtar ee daaweeyay xillgii ay xaaladdiisu adkeyd.<\/p>\n<p>Rai\u2019sul wasaare Johnson ayaa waxaa uu sheegay in uu \u201d Ogsajiin badan u baahnaa \u201d si uu u noolaado.<\/p>\n<p>Mr Johnson ayaa laga helay cudurka coronavirus 26 March waxaana isbataalka la seexiyay 10 maalmood ka dib.<\/p>\n<p>Rai\u2019sul wasaaraha ayaa maalinkii xigtay loo wareejiyay qeybta xaaladaha culus ka dib markii ay xaaladdiisa caafimaad ay ka sii dartay.<\/p>\n<p>\u201cWay adkeyd in la rumaysto in maalmo ka dib xaaladeyda caafimaad ay sidan u sii xumaato,\u201d waxaa uu rai\u2019sul wasaaraha sidaasi u sheegay wargeyska the Sun.<\/p>\n<p>\u201cDhakhaatiirta wax walba oo kalaankooda ah way sameeyeen taasi oo ah wixii la sameyn lahaa haddii ay xaaladda xumaato \u201d ayuu intaa ku daray.<\/p>\n<p>Rai\u2019sul wasaare Johnson ayaa shaqada dib ugu soo labtay Axaddii aanu so dhaafnay ka dib markii uu ka soo kabsaday feyriska Corona.<\/p>\n<p>Tiradda u dhimatay cudurka Corona ee dalka UK ayaa imika gaartay 28,131 \u2013 ka dib markii Jimcihii ay dhinteen 621 qof.<\/p>\n<p>Rai,sul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa sheegay in tirada cudurka Corona uu soo ridanayo ay hoos u dhacday 13%.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa sheegay in la diyaariyay qorsha bishii aanu soo dhaafnay haddii lacala uu u dhiman lahaa cudurka Covid-19. Wareysi uu siiyay wargayska the Sun ayaa waxaa uu shaaca kaga qaaday sidii ay xaaladiisa u liidatay markii la dhigayay isbataal ku yaalla London. Waxaa uu u sheegay in saddexdii habeen ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145113,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa sheegay in la diyaariyay qorsha bishii aanu soo dhaafnay haddii lacala uu u dhiman lahaa cudurka Covid-19. Wareysi uu siiyay wargayska the Sun ayaa waxaa uu shaaca kaga qaaday sidii ay xaaladiisa u liidatay markii la dhigayay isbataal ku yaalla London. Waxaa uu u sheegay in saddexdii habeen ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-03T20:33:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/\",\"name\":\"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-03T20:33:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg\",\"width\":400,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa - Wardoon","og_description":"Raisul wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa sheegay in la diyaariyay qorsha bishii aanu soo dhaafnay haddii lacala uu u dhiman lahaa cudurka Covid-19. Wareysi uu siiyay wargayska the Sun ayaa waxaa uu shaaca kaga qaaday sidii ay xaaladiisa u liidatay markii la dhigayay isbataal ku yaalla London. Waxaa uu u sheegay in saddexdii habeen ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-03T20:33:26+00:00","og_image":[{"width":400,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/","name":"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg","datePublished":"2020-05-03T20:33:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xRebdCDg.jpg","width":400,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-uk-oo-kasheekeyay-sida-uu-noqday-markii-uu-xanaan-sanaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rai\u2019sul wasaaraha UK oo kasheekeyay sida uu noqday markii uu xanaan sanaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145112"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145114,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145112\/revisions\/145114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}