{"id":145125,"date":"2020-05-04T03:39:29","date_gmt":"2020-05-04T00:39:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145125"},"modified":"2020-05-04T03:39:29","modified_gmt":"2020-05-04T00:39:29","slug":"dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/","title":{"rendered":"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxaya faah-faahino dagaalkaas.<\/p>\n<p>Dad ku sugan agagaarka Xaafadda Al-cadaala aya soo sheegaya in dagaalka uu sigaar ah u dhexmaray Ciidamo ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan iyo kuwo Milaterig ah, wuxuuna sigaar ah uga dhacay halka loo yaqaano Gumbacoole oo Kaaraan ka tirsan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalkaas uu ka dhashay muran Arrimo la xiriira dhul ku yaalla halka lagu dagaalamay, waxaana lagu soo waramayaa in halkaas weli xiisad ay ka taagan tahay.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana halkaas ku geeriyooday hal ruux oo shacab ah rasaasta ay haleeshay, iyadoona uu dhaawac soo gaaray dad kale, kuwaasi oo loo qaaday Xarun Caafimaad.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda Federaalka oo ku aadan dagaalkii ka dhacay Xaafadda Al-cadaala gaar ahaan halka loo yaqaano Gumbacoole eek a tirsa Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxaya faah-faahino dagaalkaas. Dad ku sugan agagaarka Xaafadda Al-cadaala aya soo sheegaya in dagaalka uu sigaar ah u dhexmaray Ciidamo ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan iyo kuwo Milaterig ah, wuxuuna sigaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145126,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxaya faah-faahino dagaalkaas. Dad ku sugan agagaarka Xaafadda Al-cadaala aya soo sheegaya in dagaalka uu sigaar ah u dhexmaray Ciidamo ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan iyo kuwo Milaterig ah, wuxuuna sigaar ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-04T00:39:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"194\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/\",\"name\":\"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-04T00:39:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg\",\"width\":259,\"height\":194},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana kasoo baxaya faah-faahino dagaalkaas. Dad ku sugan agagaarka Xaafadda Al-cadaala aya soo sheegaya in dagaalka uu sigaar ah u dhexmaray Ciidamo ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan iyo kuwo Milaterig ah, wuxuuna sigaar ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-04T00:39:29+00:00","og_image":[{"width":259,"height":194,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/","name":"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg","datePublished":"2020-05-04T00:39:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/download-3.jpg","width":259,"height":194},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-degmada-kaaraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaaraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145127,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145125\/revisions\/145127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}