{"id":145155,"date":"2020-05-04T23:42:01","date_gmt":"2020-05-04T20:42:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145155"},"modified":"2020-05-04T23:42:01","modified_gmt":"2020-05-04T20:42:01","slug":"diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/","title":{"rendered":"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan xogta laga helay dadka degaanka iyo Mas\u2019uuliyiinta shirkadda diyaaradda leh ee African Airways waxay diyaaradda oo nooceedu ahaa E120 ku duuleysay fogaan 2,294 feet; ayaa waxaa ku dhacay Gantaal diyaaradda haleelay ka hor 3 daqiiqo markii ay ku degi lahayd garoonka Berdaale.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya ayaa ku sugan Berdaale, mana jiro wax War ah oo kasoo baxay AMISOM oo ku saabsan shilkaasi diyaaradeed.<\/p>\n<p>Sida ilaha kala duwan sheegayaan waxaa diyaaradda ku dhintay laba duuliye, injineerkii duulimadka iyo saddex qof oo kale, waxayna kala ahaayeen:<\/p>\n<p>1- Captain Xasan Muuse Bulxa<\/p>\n<p>2- Captain Mabruuk<\/p>\n<p>3- Captain Cumar<\/p>\n<p>4- Kenyan engineer<\/p>\n<p>5- Cali Madax Gaduud (Mas\u2019uulkii xamuulka la socday)<\/p>\n<p>6- Saciid Cabdulaahi Maxamed (Mas\u2019uulka shirkadda)<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"552\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday-300x238.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday-530x420.jpeg 530w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXL_7KBX0AEu43o.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXL_7KBX0AEu43o.jpg 1000w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXL_7KBX0AEu43o-300x144.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXL_7KBX0AEu43o-768x369.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXL_7KBX0AEu43o-696x334.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXL_7KBX0AEu43o-875x420.jpg 875w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145158\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXMM_1TX0AoCcfb.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXMM_1TX0AoCcfb.jpg 1000w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXMM_1TX0AoCcfb-300x144.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXMM_1TX0AoCcfb-768x369.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXMM_1TX0AoCcfb-696x334.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXMM_1TX0AoCcfb-875x420.jpg 875w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto. Sida ay sheegayaan xogta laga helay dadka degaanka iyo Mas\u2019uuliyiinta shirkadda diyaaradda leh ee African Airways waxay diyaaradda oo nooceedu ahaa E120 ku duuleysay fogaan 2,294 feet; ayaa waxaa ku dhacay Gantaal diyaaradda haleelay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145156,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto. Sida ay sheegayaan xogta laga helay dadka degaanka iyo Mas\u2019uuliyiinta shirkadda diyaaradda leh ee African Airways waxay diyaaradda oo nooceedu ahaa E120 ku duuleysay fogaan 2,294 feet; ayaa waxaa ku dhacay Gantaal diyaaradda haleelay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-04T20:42:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/\",\"name\":\"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-05-04T20:42:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg\",\"width\":696,\"height\":552},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto. Sida ay sheegayaan xogta laga helay dadka degaanka iyo Mas\u2019uuliyiinta shirkadda diyaaradda leh ee African Airways waxay diyaaradda oo nooceedu ahaa E120 ku duuleysay fogaan 2,294 feet; ayaa waxaa ku dhacay Gantaal diyaaradda haleelay ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-04T20:42:01+00:00","og_image":[{"width":696,"height":552,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/","name":"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg","datePublished":"2020-05-04T20:42:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/diyaarad-dhacday.jpeg","width":696,"height":552},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-ku-dhacday-berdaale-oo-gantaal-lagu-soo-riday-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145155"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145159,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145155\/revisions\/145159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}