{"id":145207,"date":"2020-05-06T05:01:19","date_gmt":"2020-05-06T02:01:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145207"},"modified":"2020-05-06T05:01:19","modified_gmt":"2020-05-06T02:01:19","slug":"gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/","title":{"rendered":"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay diyaaradii kusoo dhacday duleedka degmada Bardaale, oo la sheegay inay soo rideen ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa sheegay in falka lagu soo riday diyaaradaas ee gantaalka loo adeegsaday uu yahay mid khatar ku ah hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay in arintan ay xad gudub ku tahay xeerka caalamiga ah ee diyaaradaha rayidka iyo gurmadka bani\u2019aadanimo ee ka socda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaa dhacdo halis iyo khatar ku ah hawada dalkeenna, taasoo aan u aragno mid xadgudub ku ah xeerka diyaaradaha rayidka iyo gurmadka dagdaga ah. waxaan canbaareeynayaa falkaas fooshaxun, Waxaa gantaal lala beegsaday diyaarad rayid ah oo daawo mucaawino Covid-19 kaalma u ah u siday magaalada Bardaale ee Koonfur Galbeed Soomaaliya\u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ayaa tacsi u diray ehellada lixdii qof ee ku geeriyootay shilkaas diyaaradeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa gabi ahaanba ku dhintay shilkaas dhammaan rakaabkii iyo shaqaalihii diyaaradda oo 6 qof kakoobna. Waxaan tacsi u dirayaa eheladii dadkii shilkaas lagu dilay, waxaan soo jeedinayaa in baaris madaxbannaan lagu sameeyo, xaqiiqada soo baxdana shacabka lala wadaago\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wafdi ka socda dawladda federaalka, maamulka Koonfur Galbeed iyo safaaradaha Kenya iyo Itoobiya ayaa maanta gaaray goobtii ay shalay galab ku dhacday diyaaraddii African Express ee duleedka degmada Bardaale ee gobolka Bay.<\/p>\n<p>Wafdigaas waxaa qeyb ka ahaa wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar, wasiirka gaadiidka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed iyo safiirrada waddamada Itoobiya iyo Kenya u jooga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ayaa halkaas u gaaray sidii baaritaan loogu sameyn lahaa sababtii ka dambeysay in diyaaradaasi ay soo dhacdo, waxaana laga war sugayaa wixii ka soo baxay baaritaankaas oo sida muuqata ay iska kaashanayaan quburo ka kala socota dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay diyaaradii kusoo dhacday duleedka degmada Bardaale, oo la sheegay inay soo rideen ciidamada Itoobiya. Sheekh Shariif ayaa sheegay in falka lagu soo riday diyaaradaas ee gantaalka loo adeegsaday uu yahay mid khatar ku ah hawada Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145208,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay diyaaradii kusoo dhacday duleedka degmada Bardaale, oo la sheegay inay soo rideen ciidamada Itoobiya. Sheekh Shariif ayaa sheegay in falka lagu soo riday diyaaradaas ee gantaalka loo adeegsaday uu yahay mid khatar ku ah hawada Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-06T02:01:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"889\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"623\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/\",\"name\":\"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-06T02:01:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg\",\"width\":889,\"height\":623},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay diyaaradii kusoo dhacday duleedka degmada Bardaale, oo la sheegay inay soo rideen ciidamada Itoobiya. Sheekh Shariif ayaa sheegay in falka lagu soo riday diyaaradaas ee gantaalka loo adeegsaday uu yahay mid khatar ku ah hawada Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-06T02:01:19+00:00","og_image":[{"width":889,"height":623,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/","name":"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg","datePublished":"2020-05-06T02:01:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif-Axmed-1.jpg","width":889,"height":623},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gantaal-ayaa-lala-beegsaday-diyaaradii-ku-dhacday-bardaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cGantaal Ayaa Lala Beegsaday Diyaaradii Ku Dhacday Bardaale\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145207"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145209,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145207\/revisions\/145209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}