{"id":145231,"date":"2020-05-06T23:11:42","date_gmt":"2020-05-06T20:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145231"},"modified":"2020-05-06T23:11:42","modified_gmt":"2020-05-06T20:11:42","slug":"guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali( Jacfar) ayaa ka hadlay wararkii maalmihii ugu dambeeyey la isla dhex mariyey ee ku saabsanaa in Degmadaas laga sameeyey xabsi gaar ah oo lagu ciqaabo dadka Shacabka ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay inuu degmada Dayniile ka sameystay xabsi gaar ah, wuxuuna sheegay in xabsiga Degmada ku yaalla uu kaliya yahay Saldhigga Booliska ee Degmada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo wax laga waydiiyey dadkii cabanayey ee sheegay in la geeyey xabsi gaar ah oo ku yaalla Degmada Dayniile, islamarkaana halkaas lagu ciqaabay ayaa sheegay in warkaas uu yahay been abuur ah.<\/p>\n<p>\u201cWaa arkayey dhallinyarada meelaha ka hadleysay, ma aheyn dad shacab ah oo banaanka ka yimid, waxay ahaayeen dhallinyaradii ka shaqeyneysay degmada oo loogu sheekeeyey in waxyaabahaas hey\u2019adaha looga helayo lacag iyo in dibadda la isku qaado,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cXabsiga Cusboole ee la leeyahay xilligii Siyaad Barre ayaa la dhisay dad gaar ah ayaa lagu ciqaabaa, waa Saldhigga rasmiga ah ee Degmada Dayniile,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in wiilkii saxaafadda la hadlay ee sheegay inuu Wariye yahay, islamarkaana lagu ciqaabay xabsi gaar ah ayaa sheegay inuusan ninkaas aheyn Wariye balse uu kamid yahay shaqaalaha degmada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inuusan isaga marnaba raali ka noqon doonin in dad Shacab ah lagu dhibaateeyo degmadiisa.<\/p>\n<p>\u201cDegmada Dayniile waxaa ku yaalo laba Saldhig, midka degmada ku yaalla iyo mid kale oo ku yaalo Xiro Jarmal, waxaana lagu xiraa dadka Shacabka ah ee is dhibaateeyo iyo kuwa ka tirsan Degmada ee iyagana dambiyada galo\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Dayniile ayaa lagu eedeeyay in Xabsi lagu magacaabo Cusboole oo ku yaala gudaha degamdaasi uu dad badan ku marsiiyay ciqaab adag, islamarkaana ay hadda ku jiraan dad qoraallo soo dhigay akoonada ay ku leeyihiin Facebook.<\/p>\n<p>Warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay tabinayay warar sheegaya in tacadi xoog leh uu ka jiro degmadaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QPoMPoLX_ms\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali( Jacfar) ayaa ka hadlay wararkii maalmihii ugu dambeeyey la isla dhex mariyey ee ku saabsanaa in Degmadaas laga sameeyey xabsi gaar ah oo lagu ciqaabo dadka Shacabka ah. Guddoomiyaha ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay inuu degmada Dayniile ka sameystay xabsi gaar ah, wuxuuna sheegay in xabsiga Degmada ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145232,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali( Jacfar) ayaa ka hadlay wararkii maalmihii ugu dambeeyey la isla dhex mariyey ee ku saabsanaa in Degmadaas laga sameeyey xabsi gaar ah oo lagu ciqaabo dadka Shacabka ah. Guddoomiyaha ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay inuu degmada Dayniile ka sameystay xabsi gaar ah, wuxuuna sheegay in xabsiga Degmada ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-06T20:11:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1565\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"916\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png\",\"datePublished\":\"2020-05-06T20:11:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png\",\"width\":1565,\"height\":916},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali( Jacfar) ayaa ka hadlay wararkii maalmihii ugu dambeeyey la isla dhex mariyey ee ku saabsanaa in Degmadaas laga sameeyey xabsi gaar ah oo lagu ciqaabo dadka Shacabka ah. Guddoomiyaha ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay inuu degmada Dayniile ka sameystay xabsi gaar ah, wuxuuna sheegay in xabsiga Degmada ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-06T20:11:42+00:00","og_image":[{"width":1565,"height":916,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/","name":"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png","datePublished":"2020-05-06T20:11:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Jacfar.png","width":1565,"height":916},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-dayniile-jacfar-oo-beeniyay-inuu-jiro-xabsiga-cusboole-ee-la-sheegay-in-lagu-ciqaabo-dad-gaar-ah-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Dayniile Jacfar oo beeniyay inuu jiro xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145231"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145233,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145231\/revisions\/145233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}