{"id":145271,"date":"2020-05-07T22:59:57","date_gmt":"2020-05-07T19:59:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145271"},"modified":"2020-05-07T22:59:57","modified_gmt":"2020-05-07T19:59:57","slug":"booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/","title":{"rendered":"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole  ee Dayniile+Video"},"content":{"rendered":"<p>Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa Maanta Booqasho ku tagay Saldhigga Degmada Dayniile oo maalmihii ugu dambeeyey la sheegay in lagu ciqaabayey shakhsiyaad gaar ah oo dhaliilay Maamulka degmadaas.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ugu horeyn ka hadlay eedeyntii loo jeediyey Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali Jacfar ee ahaa inuu saldhigaas oo hadda loo bixiyey Cusboole ku ciqaabay dad Shacab ah ayaa sheegay in eedeyntaas ay hadda ku jirto baaritaan, islamarkaana natiijadeeda la ogaan doono.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in Saldhiggaan wixii hadda ka dambeeyo ay la wareegeen taliska Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta Gobolka Banaadir, wixii hadda ka dambeeyana uu noqon doono saldhig Boolis oo kamid ah kuwa ku yaalo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Suleymaan ayaa tilmaamay in wixii hadda ka dambeeyo saldhigaas mas\u2019uuliyadiisa laga wareejiyey Degmada Dayniile, wixii dhib ah oo hadda kadib laga soo sheegana lagula xisaabtami doono Madaxda Booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Xeer Ilaaliyaha ayaa ugu baaqay madaxda Degmooyinka inay ku dadaalaan inay sharciga fuliyaan iskana ilaaliyaan inay qof si sharci darro ah xoriyadda uga qaadaan islamarkaana aan lasoo ogeysiin hey\u2019addii shaqada ku lahaa.<\/p>\n<p>Booqashadaan ayaa timid kadib markii Guddoomiyaha Gegmada Dayniile lagu eedeeyay in Xabsi lagu magacaabo Cusboole oo ku yaala gudaha degamdaasi uu dad badan ku marsiiyay ciqaab adag, islamarkaana ay hadda ku jiraan dad qoraallo soo dhigay akoonada ay ku leeyihiin Facebook inkastoo Guddoomiye Jacfar uu arrintaas wax kama jiraan ku tilmaamay mar uu wareysi siiyey telefishinka Qaranka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lK0r2DIIsp0\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa Maanta Booqasho ku tagay Saldhigga Degmada Dayniile oo maalmihii ugu dambeeyey la sheegay in lagu ciqaabayey shakhsiyaad gaar ah oo dhaliilay Maamulka degmadaas. Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ugu horeyn ka hadlay eedeyntii loo jeediyey Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145273,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa Maanta Booqasho ku tagay Saldhigga Degmada Dayniile oo maalmihii ugu dambeeyey la sheegay in lagu ciqaabayey shakhsiyaad gaar ah oo dhaliilay Maamulka degmadaas. Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ugu horeyn ka hadlay eedeyntii loo jeediyey Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-07T19:59:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"428\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/\",\"name\":\"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png\",\"datePublished\":\"2020-05-07T19:59:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png\",\"width\":678,\"height\":428},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video - Wardoon","og_description":"Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa Maanta Booqasho ku tagay Saldhigga Degmada Dayniile oo maalmihii ugu dambeeyey la sheegay in lagu ciqaabayey shakhsiyaad gaar ah oo dhaliilay Maamulka degmadaas. Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ugu horeyn ka hadlay eedeyntii loo jeediyey Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-07T19:59:57+00:00","og_image":[{"width":678,"height":428,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/","name":"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png","datePublished":"2020-05-07T19:59:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-14.png","width":678,"height":428},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliska-oo-la-wareegay-xabsiga-cusboole-ee-dayniilevideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BOOLISKA oo la wareegay xabsiga Cusboole ee Dayniile+Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145271"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145274,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145271\/revisions\/145274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}