{"id":145275,"date":"2020-05-07T23:16:22","date_gmt":"2020-05-07T20:16:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145275"},"modified":"2020-05-07T23:16:22","modified_gmt":"2020-05-07T20:16:22","slug":"jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/","title":{"rendered":"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Jubaland ayaa gebi ahaanba mamnuucay xirashada Indho-shareerka ama Niqaamka, iyadoona digniin adag u dirtay dadka xirta oo u badan Gabdhaha.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa bulshada ku nool deegaanada maamulkaasi uga digtay xirashada Indho-shareerka oo ay ku sheegen inay ka dhalato khatar amni oo hor leh.<\/p>\n<p>Nabad-Sugidda Jubaland ayaa aaminsan in mamnuucida xirashada Indho-shareerka looga hortagi karo khataro badan oo dhanka amniga, oo ay maleegayagaan kooxaha xagjirka ah ee weerarada ka geysta gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa digniintaasi ku baahisay barta ay ku leedahay Facebook, iyada oo bulshadana ku wargelisay in xiligan adag ee dagaalka lagula jiro Coronavirus aan looga faa\u2019iideysan xirashada niqaamka oo mararka qaar loo adeegsado fulinta falal lidi ku ah amniga.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubaland waxay ku war gellinaysaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Guud ahaan Deegaanada Jubbaland in ay ka feejignaadaan adeegsiga ama xirashada Indho shareerka oo kol hore la mamnuucay,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Maaha markii u horeysay ee deegaanada Jubaland laga mamnuuco Indho-shareerka ama Niqaamka, balse waa go\u2019aankii ugu cuslaa ee gebi ahaanba lagu mamnuucayo xirashadiisa xili lagu guddo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Jubaland ayaa gebi ahaanba mamnuucay xirashada Indho-shareerka ama Niqaamka, iyadoona digniin adag u dirtay dadka xirta oo u badan Gabdhaha. Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa bulshada ku nool deegaanada maamulkaasi uga digtay xirashada Indho-shareerka oo ay ku sheegen inay ka dhalato khatar amni oo hor leh. Nabad-Sugidda Jubaland ayaa aaminsan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145276,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad goboleedka Jubaland ayaa gebi ahaanba mamnuucay xirashada Indho-shareerka ama Niqaamka, iyadoona digniin adag u dirtay dadka xirta oo u badan Gabdhaha. Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa bulshada ku nool deegaanada maamulkaasi uga digtay xirashada Indho-shareerka oo ay ku sheegen inay ka dhalato khatar amni oo hor leh. Nabad-Sugidda Jubaland ayaa aaminsan in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-07T20:16:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"304\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/\",\"name\":\"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-07T20:16:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg\",\"width\":512,\"height\":304},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka - Wardoon","og_description":"Dowlad goboleedka Jubaland ayaa gebi ahaanba mamnuucay xirashada Indho-shareerka ama Niqaamka, iyadoona digniin adag u dirtay dadka xirta oo u badan Gabdhaha. Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa bulshada ku nool deegaanada maamulkaasi uga digtay xirashada Indho-shareerka oo ay ku sheegen inay ka dhalato khatar amni oo hor leh. Nabad-Sugidda Jubaland ayaa aaminsan in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-07T20:16:22+00:00","og_image":[{"width":512,"height":304,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/","name":"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg","datePublished":"2020-05-07T20:16:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/haween-indho-shareer-xiran.jpg","width":512,"height":304},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-mamnuucday-xirashada-indho-shareerka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubaland oo mamnuucday xirashada indho-shareerka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145275"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145277,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145275\/revisions\/145277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}