{"id":145311,"date":"2020-05-08T03:40:36","date_gmt":"2020-05-08T00:40:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145311"},"modified":"2020-05-08T03:40:36","modified_gmt":"2020-05-08T00:40:36","slug":"jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/","title":{"rendered":"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay"},"content":{"rendered":"<p>Jawar Mohammed, oo ah nin u dhaqaaqa arrimaha qowmiyadda Oromada dalka Itoobiya, ayaa jawaab ka bixiyey hanjaabaddii uu ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed u jeediyey xisbiyada mucaaradka, xilli la isku hayo doorashada Itoobiya ee dib loo dhigay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed, oo u hanjabaya dadka diidan dib u dhigista doorashada, ayaa goor sii horreysay oo maanta ah wacad ku maray in cid kasta oo isku dayda inay go\u2019aankaas ka hor-timaada laga qaadi doono tallaabo.<\/p>\n<p>\u201cCid kasta oo doorasho aan sharciga waafaqsaneen iney qabato dooneyso, isla-markaana damacsan iney awoodda deegaan xoog ku qabsato dowladda federaalka wixii hadda ka dambeeyo uma dul qaadaneyso, tallaabba kasta inaan qaadanana diyaar ayaan u nahay\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Jawar Mohammed oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP ayaa hadalladdii ugu dambeeyey ee Abiy ku qeexay \u201chanjaabad aamusin ah iyo hanjabaad cabsi gelin ah.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hanjabaadda Abiy Ahmed ay tahay mid aan la aqbali karin, islamrkaana aan waxba soo kordhineyn.<\/p>\n<p>\u201cMa jirto cid tiri waxaan dooneynaa inaan awoodda ku qabsano si aan dastuuri ahayn. Xaqiiqdii waa isaga [Abiy Ahmed] iyo xisbigiisa cidda taas iminka sameyneysa,\u201d ayuu yiri Jawar Mohammed.<\/p>\n<p>Hanjabaadda Abiy ayaa timid kadib markii Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray-ga ee TPLF, oo ah xisbiga ugu weyn gobolka Tigray, ay sheegtay in doorashooyinka gobolka Tigray ay ku dhici doonaan waqtigooda, ayaga oo ku gacan seeray go\u2019aankii dowladda ay ku baajisay doorashooyinka.<\/p>\n<p>TPLF ayaa xisbiga Abiy Ahmed ee PP ku eedeeyey inaysan dooneyn inay doorasho qabtaan, islamarkaana ay u adeegsanayaan cudurka Coronavirus \u201ccudurdaar ay ku aas-aasaan kali-talis hal nin ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jawar Mohammed, oo ah nin u dhaqaaqa arrimaha qowmiyadda Oromada dalka Itoobiya, ayaa jawaab ka bixiyey hanjaabaddii uu ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed u jeediyey xisbiyada mucaaradka, xilli la isku hayo doorashada Itoobiya ee dib loo dhigay. Ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed, oo u hanjabaya dadka diidan dib u dhigista doorashada, ayaa goor sii horreysay oo maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145312,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jawar Mohammed, oo ah nin u dhaqaaqa arrimaha qowmiyadda Oromada dalka Itoobiya, ayaa jawaab ka bixiyey hanjaabaddii uu ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed u jeediyey xisbiyada mucaaradka, xilli la isku hayo doorashada Itoobiya ee dib loo dhigay. Ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed, oo u hanjabaya dadka diidan dib u dhigista doorashada, ayaa goor sii horreysay oo maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-08T00:40:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/\",\"name\":\"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-08T00:40:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay - Wardoon","og_description":"Jawar Mohammed, oo ah nin u dhaqaaqa arrimaha qowmiyadda Oromada dalka Itoobiya, ayaa jawaab ka bixiyey hanjaabaddii uu ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed u jeediyey xisbiyada mucaaradka, xilli la isku hayo doorashada Itoobiya ee dib loo dhigay. Ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed, oo u hanjabaya dadka diidan dib u dhigista doorashada, ayaa goor sii horreysay oo maanta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-08T00:40:36+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/","name":"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg","datePublished":"2020-05-08T00:40:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jawar-mohammed-iyo-abiy-ahmed-oo-isu-jawaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jawar Mohammed iyo Abiy Ahmed oo isu jawaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145311"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145311"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145313,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145311\/revisions\/145313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}