{"id":145332,"date":"2020-05-08T23:14:26","date_gmt":"2020-05-08T20:14:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145332"},"modified":"2020-05-08T23:14:26","modified_gmt":"2020-05-08T20:14:26","slug":"doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/","title":{"rendered":"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gacanta ku dhigay doomo ay lahaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sheegaya in doomahan ay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen inay kaga gudbaan webiga Shabeelle ee deegaanada Janaale, Awdheegle iyo Degwarir, si ay weeraro ugu qaadaan ciidanka qaranka.<\/p>\n<p>Doomahan ayaa waxaa lagu soo qabtay howl-gal ay ciidanka halkaas ka fuliyeen saaka, waxaana tani ay wiiqi doontaa awoodda Al-Shabaab ay ku fulin karaan weeraro, sida ay sheegeen ciidanka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidamada ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab kusoo qaadeen fariisimo ay ciidanka ku leeyihiin Awdheegle, halkaasna ay khasaare ku gaarsiiyeen.<br \/>\nTaliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed S\/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa sheegaya inay halkaas ku dileen sagaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in sidoo kale ay maleeshiyadii weerarka soo qaaday ka furteen hubkii ay wateen, isaga oo sheegay inay rumeysan yihiin in khasaaraha gaaray Shabaabka uu intaas ka badan yahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145333\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1-300x146.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1-1024x498.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1-768x373.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1-696x338.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1-1068x519.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-NX0AUULm1-864x420.jpeg 864w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145334\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ-300x146.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ-1024x498.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ-768x373.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ-696x338.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ-1068x519.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-OWAAEn5JQ-864x420.jpeg 864w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145335\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg\" alt=\"\" width=\"1241\" height=\"1512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg 1241w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt-246x300.jpeg 246w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt-840x1024.jpeg 840w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt-768x936.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt-696x848.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt-1068x1301.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt-345x420.jpeg 345w\" sizes=\"(max-width: 1241px) 100vw, 1241px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gacanta ku dhigay doomo ay lahaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab. Ciidamada ayaa sheegaya in doomahan ay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen inay kaga gudbaan webiga Shabeelle ee deegaanada Janaale, Awdheegle iyo Degwarir, si ay weeraro ugu qaadaan ciidanka qaranka. Doomahan ayaa waxaa lagu soo qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145335,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gacanta ku dhigay doomo ay lahaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab. Ciidamada ayaa sheegaya in doomahan ay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen inay kaga gudbaan webiga Shabeelle ee deegaanada Janaale, Awdheegle iyo Degwarir, si ay weeraro ugu qaadaan ciidanka qaranka. Doomahan ayaa waxaa lagu soo qabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-08T20:14:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1241\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/\",\"name\":\"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-05-08T20:14:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg\",\"width\":1241,\"height\":1512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro - Wardoon","og_description":"Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa gacanta ku dhigay doomo ay lahaayeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab. Ciidamada ayaa sheegaya in doomahan ay kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen inay kaga gudbaan webiga Shabeelle ee deegaanada Janaale, Awdheegle iyo Degwarir, si ay weeraro ugu qaadaan ciidanka qaranka. Doomahan ayaa waxaa lagu soo qabtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-08T20:14:26+00:00","og_image":[{"width":1241,"height":1512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/","name":"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg","datePublished":"2020-05-08T20:14:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EXfjA-UWkAEkgDt.jpeg","width":1241,"height":1512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doomo-ay-lahaayeen-al-shabaab-oo-laqabtay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doomo ay lahaayeen Al-Shabaab oo laqabtay +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145332"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145336,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145332\/revisions\/145336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}