{"id":145360,"date":"2020-05-09T23:04:44","date_gmt":"2020-05-09T20:04:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145360"},"modified":"2020-05-09T23:04:44","modified_gmt":"2020-05-09T20:04:44","slug":"shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/","title":{"rendered":"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah"},"content":{"rendered":"<p>Shacab ku sugan xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodo nee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyey arrin dhiiranaan leh kadib markii ay gacanta ku dhigeen nin Shabaab ah oo isku day dil ka gaystan xaafadda.<\/p>\n<p>Ninkan Shabaabka ah ee shacabka ay qabteen ayaa waxa uu isku dayay inuu dilo sarkaal ka tirsan ciidamada booliska, kaasi oo uu ku dhuftay dhowr rasaas ah, kadibna isku dayey inuu goobta ka baxsado.<\/p>\n<p>Sida ay sheegeen goobjoogeyaal, Sarkaalka ayaa la sheegay inuu dhaawacymay, waxaana kadib inuu baxsado isku dayey ninka Shabaabka ah, hase yeeshee waxaa ceersaday dad meesha ka ag dhowaa, si ay usoo qabtaaan.<\/p>\n<p>Shacabka oo ku qeylinayaa \u201cQabta Shabaabka\u201d ayaa ugu dambeyn ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan Shabaabkii, kaasi oo markii xoogaa jirdileen kadib u dhiibay ciidamada booliska, oo kadibna la wareegay ninka.<\/p>\n<p>Tallaabada ay qaadeen Shabaabka ayaa waxaa aad usoo dhoweeyey maamulka Degmada Hodan oo sheegay in arrintan ay tahay mid dhiiranaan leh, oo haddii dadka oo idil ay sameyn lahaayeen aan la arki lahayn Shabaab wax ku dila gudaha magaalada.<\/p>\n<p>Tallaabada maanta lagu qabtay ninkaan ka tirsan Shabaab ayaa waxa ay muujinaysa in dadka shacabka ay yihiin kuwa soo jeestay oo dhibsaday falalka Al-Shabaab ay dadka ku laynayaan, iyadoo lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacab ku sugan xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodo nee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyey arrin dhiiranaan leh kadib markii ay gacanta ku dhigeen nin Shabaab ah oo isku day dil ka gaystan xaafadda. Ninkan Shabaabka ah ee shacabka ay qabteen ayaa waxa uu isku dayay inuu dilo sarkaal ka tirsan ciidamada booliska, kaasi oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145361,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shacab ku sugan xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodo nee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyey arrin dhiiranaan leh kadib markii ay gacanta ku dhigeen nin Shabaab ah oo isku day dil ka gaystan xaafadda. Ninkan Shabaabka ah ee shacabka ay qabteen ayaa waxa uu isku dayay inuu dilo sarkaal ka tirsan ciidamada booliska, kaasi oo uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-09T20:04:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"416\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/\",\"name\":\"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-09T20:04:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg\",\"width\":660,\"height\":416},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah - Wardoon","og_description":"Shacab ku sugan xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodo nee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyey arrin dhiiranaan leh kadib markii ay gacanta ku dhigeen nin Shabaab ah oo isku day dil ka gaystan xaafadda. Ninkan Shabaabka ah ee shacabka ay qabteen ayaa waxa uu isku dayay inuu dilo sarkaal ka tirsan ciidamada booliska, kaasi oo uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-09T20:04:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":416,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/","name":"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg","datePublished":"2020-05-09T20:04:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/km4.jpg","width":660,"height":416},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shacab-degmada-hodon-oo-qabtay-nin-shabaab-ah-oo-weerar-ku-dhaawacay-sarkaal-boolis-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shacab degmada Hodon oo qabtay nin Shabaab ah oo weerar ku dhaawacay sarkaal boolis ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145360"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145360"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145362,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145360\/revisions\/145362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}