{"id":145379,"date":"2020-05-10T02:44:54","date_gmt":"2020-05-09T23:44:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145379"},"modified":"2020-05-10T02:44:54","modified_gmt":"2020-05-09T23:44:54","slug":"shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu walaac uga muujiyey nidaamka ay dalka kusoo galeen, kuna joogaan ciidamada Itoobiya ee aan qeybta ka aheyn howlgalka midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo toddobaadkii hore diyaarad gargaar siday ku soo riday magaalada Bardaale ee gobolka Bay.<\/p>\n<p>\u2018Madaxda dowladda waxaan ka rabnaa iney shacbiga Soomaaliyeed la wadaagaan sifaha ay ciidanka Ethiopia kusoo galeen dalka, kuna joogaan. Waxaan qabnaa tuhun ah in uu jiro heshiisyo qarsoodi ah oo u dhaxeeya Ethiopia iyo madaxda dowladda oo ilaa iyo hadda aan lala wadaagin goloyaasha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed,\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri Sheesh Shariif.<\/p>\n<p>Mar kale ayuu ku celiyey in tallaanadaas lagu soo riday diyaarada gargaarka siday ay xadgudub iyo halis ku tahay hawada dalka iyo xeerarka caalamiga ah ee duullimaayada rayidka, waxuuna baarlamaanka dalka ugu baaqay inay qaataan doorkooda la xisaabtanka hey\u2019adaha fulinta ee dowladda.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka Sheekh Shariif oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p>Howlgalka nabad ilaalinta Amisom waxeey caddeeyeen in ciidanka Ethiopia ee toogtay diyaaraddii African Express ee Gargaarka u sidey Berdaale aysan hoos imaan, kana tirsaneyn taliskooda.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda waxaan ka rabnaa iney shacbiga Soomaaliyeed la wadaagaan sifaha ay ciidanka Ethiopia kusoo galeen dalka, kuna joogaan.<\/p>\n<p>Waxaan qabnaa tuhun ah in uu jiro heshiisyo qarsoodi ah oo u dhaxeeya Ethiopia iyo madaxda dowladda oo ilaa iyo hadda aan lala wadaagin goloyaasha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidanka Amisom qaanuun dowli ah oo howlgalkooda xakameeynaya ayaa jira, laakiin ciidanka Itoobiya ee sifaha aan sharciga ahayn dalkeenna ku jooga ma heyno qaab loola xisaabtami Karo oo cad.<\/p>\n<p>Tallaanadan lagu soo ridey diyaarad gargaar waxay xadgudub iyo halis ku tahay hawada (Airspace) dalkeenna iyo xeerarka kale ee duulimaayada rayidka.<\/p>\n<p>Waxaan ku baaqaynaa in barlamaanka uu qaato doorkiisa korjoogteynta hay\u2019adaha fulinta, wadanka lagu maamulo siyaasad daahfuran oo dastuurka dalka waafaqsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu walaac uga muujiyey nidaamka ay dalka kusoo galeen, kuna joogaan ciidamada Itoobiya ee aan qeybta ka aheyn howlgalka midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo toddobaadkii hore diyaarad gargaar siday ku soo riday magaalada Bardaale ee gobolka Bay. \u2018Madaxda dowladda waxaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145380,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu walaac uga muujiyey nidaamka ay dalka kusoo galeen, kuna joogaan ciidamada Itoobiya ee aan qeybta ka aheyn howlgalka midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo toddobaadkii hore diyaarad gargaar siday ku soo riday magaalada Bardaale ee gobolka Bay. \u2018Madaxda dowladda waxaan ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-09T23:44:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/\",\"name\":\"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-09T23:44:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu walaac uga muujiyey nidaamka ay dalka kusoo galeen, kuna joogaan ciidamada Itoobiya ee aan qeybta ka aheyn howlgalka midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo toddobaadkii hore diyaarad gargaar siday ku soo riday magaalada Bardaale ee gobolka Bay. \u2018Madaxda dowladda waxaan ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-09T23:44:54+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/","name":"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg","datePublished":"2020-05-09T23:44:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Shariif.jpg","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-oo-sheegay-in-heshiis-qarsoodi-ah-ka-dhaxeeyo-madaxda-df-iyo-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shariif oo sheegay in heshiis qarsoodi ah ka dhaxeeyo madaxda DF iyo Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145379"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145381,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145379\/revisions\/145381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}