{"id":145406,"date":"2020-05-10T23:29:45","date_gmt":"2020-05-10T20:29:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145406"},"modified":"2020-05-10T23:29:45","modified_gmt":"2020-05-10T20:29:45","slug":"senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/","title":{"rendered":"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii maanta diyaarad ka duuleysay garoonka Aadan Cadde laga reebay senatorrada kala ah Cabdullaahi Sheekh Ismacil \u2018Fartaag\u2019 iyo Iftiin Xasan Baasto oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ayaa waxay Muqdisho ku qabteen shir jaraa\u2019id, oo si kulul uga hadleen xayiraadii loo geystay.<\/p>\n<p>Diyaaradda laga reebay labadaas Senator ayaa siday meydka Allaha u naxariistee wasiirkii waxbarashada Jubbaland Macallin Maxamed Ibraahim oo dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya, kaas oo maanta lagu aasay magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Fartaag ayaa sheegay in amarka looga reebay diyaaradaas u socotay magaalada Kismaayo ay bixiyeen Taliska Nabad sugidda Soomaaliya iyo wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Senator Fartaag oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka dhawaajiyey in falkaas xayiraadda ah ee lagula kacay ay maxkamad kula tiigsan doonaan Madaxweyne Farmaajo oo sida uu sheegay sharcigii lagu doortay ku tumanaya iyo taliska Nabad sugidda oo uu ku eedeeyay xayiraadii maanta iyo arrimaha ka taagan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>\u201cMaxamed Cabdullahi Farmaajo dastuurkii lagu doortay ayuu ku tumanayaa, isaga oo adeegsanaya taliskiisa Nabad sugidda, marka warbahintaan kala hadlayaahe, dastuurkii lagu doortay madaxweynaha meesha ay uga qorantahay in Senator gobolkii laga soo doortay aadaya oo tacsi wada diyaaradda laga reebi karo waan ka rabnaa mana ka aamuseyno illaa maxkamadda ugu sareysa dalkan waan isla gaareynaa, maadaama uusanba dalku laheyn maxkamadii dastuuriga aheyd,\u201d ayuu yiri Senator Fartaag.<\/p>\n<p>Senator Cabdullahi Fartaag ayaa sidoo kale labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay inay ka dhiidhiyaan falalka nuucaan oo kale ah oo dalka ka socda, isagoo ku cel-celiyay in talada dalku ay god kusii dhaceyso.<\/p>\n<p>\u201cGuddoonaka iyo xildhibaanada labada aqal waxaan rabaa arintaas in aysan dhayalsan, \u2018baroortu orgiga ka weyn\u2019 maanta waa lagu deyaa, berri mar kale ayaa lagu deyaa, maalinka dambena waxaa imaaneysa albaabada haloo xiro labada aqalba inay dhahaan. Waxaan hubaa nimanka aan maanta arkaayey inay beri dhahayaan labada aqal ee baarlamaanku way xiran yihiin wax hadli karana malahan\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey Senator Cabdullaahi Sheekh Ismacil \u2018Fartaag\u2019 oo laga soo doortay deegaanada Jubbaland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2PJcIvYuxGg\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii maanta diyaarad ka duuleysay garoonka Aadan Cadde laga reebay senatorrada kala ah Cabdullaahi Sheekh Ismacil \u2018Fartaag\u2019 iyo Iftiin Xasan Baasto oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ayaa waxay Muqdisho ku qabteen shir jaraa\u2019id, oo si kulul uga hadleen xayiraadii loo geystay. Diyaaradda laga reebay labadaas Senator ayaa siday meydka Allaha u naxariistee wasiirkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145407,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib markii maanta diyaarad ka duuleysay garoonka Aadan Cadde laga reebay senatorrada kala ah Cabdullaahi Sheekh Ismacil \u2018Fartaag\u2019 iyo Iftiin Xasan Baasto oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ayaa waxay Muqdisho ku qabteen shir jaraa\u2019id, oo si kulul uga hadleen xayiraadii loo geystay. Diyaaradda laga reebay labadaas Senator ayaa siday meydka Allaha u naxariistee wasiirkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-10T20:29:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/\",\"name\":\"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png\",\"datePublished\":\"2020-05-10T20:29:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon","og_description":"Kadib markii maanta diyaarad ka duuleysay garoonka Aadan Cadde laga reebay senatorrada kala ah Cabdullaahi Sheekh Ismacil \u2018Fartaag\u2019 iyo Iftiin Xasan Baasto oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ayaa waxay Muqdisho ku qabteen shir jaraa\u2019id, oo si kulul uga hadleen xayiraadii loo geystay. Diyaaradda laga reebay labadaas Senator ayaa siday meydka Allaha u naxariistee wasiirkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-10T20:29:45+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/","name":"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png","datePublished":"2020-05-10T20:29:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Fartaag.png","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-fartaag-oo-sheegay-inuu-maxkamad-la-tiigsanayo-farmaajo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Senator Fartaag oo sheegay inuu maxkamad la tiigsanayo Farmaajo +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145406"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145406"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145408,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145406\/revisions\/145408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}