{"id":145409,"date":"2020-05-10T23:35:52","date_gmt":"2020-05-10T20:35:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145409"},"modified":"2020-05-10T23:35:52","modified_gmt":"2020-05-10T20:35:52","slug":"fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/","title":{"rendered":"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Fanaan Saalax Carab oo in muddo ah ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa, kadib markii uu dhawaan xabsiga kasoo dhex duubay cod uu ku sheegayo inuu yahay \u2018Nin Yemeni ah oo u heesa Soomaalida\u2019.<\/p>\n<p>Sababta rasmiga ee ka dambeysay xariga fanaanka ayaa ilaa hadda cadeyn, inkasta oo ay soo baxayaan warar sheegaya in loo haystay in uu kawada heesay magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho oo uu kasoo laabtay markii xabsiga loo taxaabay.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa xabsiga dhigta Fanaaniinta iyo Wariyeyaasha u socdaal magaalada Muqdisho, midaasi oo ay u aragto dambi laga galay qaranka, arrinkaasi oo dhowr jeer dhaliilo kala duwan loogu jeediyay xukuumada, xili ay ku doodo inay ka go\u2019day Soomaaliya.<\/p>\n<p>Fanaan Saalax Carab oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Yemen ayaa sheegay inuusan marnaba abaal kala dhaxeyn fanaaniinta Somaliland, midaasi oo sii if-bixineysa Cadaawad cusub oo dhawaan ka dhex qaraxday fanaanka iyo kooxaha fanka ee Somaliland.<\/p>\n<p>Saalax Carab ayaa bulshada reer Somaliland, xisbiyada mucaaridka iyo Jaaliyadiisa Yementa ee gudaha Somaliland uga mahad-celiyay dadaalka ay ku bixiyeen in uu dib u helo xoriyadiisa.<\/p>\n<p>Fanaanka ayaa muddo ku xidhnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa, iyada oo ay lasoo daristay xaalad xumo caafimaad, oo xiligaasina gebi ahaanba loo diiday inuu helo adeeg caafimaad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uGfCcUEJ57M\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fanaan Saalax Carab oo in muddo ah ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa, kadib markii uu dhawaan xabsiga kasoo dhex duubay cod uu ku sheegayo inuu yahay \u2018Nin Yemeni ah oo u heesa Soomaalida\u2019. Sababta rasmiga ee ka dambeysay xariga fanaanka ayaa ilaa hadda cadeyn, inkasta oo ay soo baxayaan warar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145410,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fanaan Saalax Carab oo in muddo ah ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa, kadib markii uu dhawaan xabsiga kasoo dhex duubay cod uu ku sheegayo inuu yahay \u2018Nin Yemeni ah oo u heesa Soomaalida\u2019. Sababta rasmiga ee ka dambeysay xariga fanaanka ayaa ilaa hadda cadeyn, inkasta oo ay soo baxayaan warar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-10T20:35:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"609\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"506\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/\",\"name\":\"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-10T20:35:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg\",\"width\":609,\"height\":506},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO - Wardoon","og_description":"Fanaan Saalax Carab oo in muddo ah ku xidhnaa magaalada Hargeysa ayaa maanta dib u helay xoriyadiisa, kadib markii uu dhawaan xabsiga kasoo dhex duubay cod uu ku sheegayo inuu yahay \u2018Nin Yemeni ah oo u heesa Soomaalida\u2019. Sababta rasmiga ee ka dambeysay xariga fanaanka ayaa ilaa hadda cadeyn, inkasta oo ay soo baxayaan warar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-10T20:35:52+00:00","og_image":[{"width":609,"height":506,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/","name":"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg","datePublished":"2020-05-10T20:35:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Saalax-Carab.jpg","width":609,"height":506},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-saalax-carab-oo-xabsiga-laga-siidaayay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fanaanka Saalax Carab oo xabsiga laga siidaayay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145409"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145411,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145409\/revisions\/145411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}