{"id":145421,"date":"2020-05-11T03:18:27","date_gmt":"2020-05-11T00:18:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145421"},"modified":"2020-05-11T03:31:34","modified_gmt":"2020-05-11T00:31:34","slug":"puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/","title":{"rendered":"Puntland  Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya masuuliyiinta katirsan maamulka Puntland uu ku dhacayo cudurka safmarka ah ee Caronavirus, waxaana laga cabsi qabaa inta hada la ogyahay kasii kordhaan masuuliyiinta laga helay cudurkan.<\/p>\n<p>Wasiirkii sadexaad oo katirsan maamulka Puntland ayaa shalay laga helay cudurka Caronavirus, waxaa sidoo kale dadkii ugu dambeeyay ee cudurkan laga helay ku jira Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xarsi ayaa shaaciyey in uu ka dhacay xanuunka safmareenka ah Covid-19.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdullaahi ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook qoraal uu soo dhigay ku sheegay inuu ku dhacay Covid-19, haddana ay xaaladiisu wanaagsan tahay oo ku jiro katantiil.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa igu dhacay Covid19. waana ladanahay hadda. Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maalmihii lasoo dhaafay. Waxaan isku xanibay guriga, cidna isma aragno, meelna umma baxo. Si aanan dad kale u qaadsiin, waxaan xanibnaan doonaa muddo 14 beri ah insha Allaah\u201d ayuu qoraalka ku yiri Wasiirka Ganacsiga Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145428\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15891255353719509.jpg\" alt=\"\" width=\"488\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15891255353719509.jpg 488w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15891255353719509-300x295.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/FB_IMG_15891255353719509-427x420.jpg 427w\" sizes=\"(max-width: 488px) 100vw, 488px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in wasiiradan maamulkiisa ee laga helay cudurka Caronavirus xaaladooda caafimaad aad u wanaagsan tahay, waxa uuna xusay in wasiiradan ay ahaayeen kuwa shaqo badan u hayay bulshada.<\/p>\n<p>Wasiiradan laga helay cudurka Caronavirus ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwa si weyn uga shaqeenayay magaalada Qardho oo dhawaan biyo badan kusoo fataheen, waxa ayna wasiirada safka hore kaga jireen howlaha gurmadka.<\/p>\n<p>Deegaanada maamulka Puntland ayaa laga diiwaan galiyay 76-kiis oo cudurka Caronavirus, waxaana ilaa hada la xaqiijiyay in cudurkan gudaha maamulka Puntland ugu dhinteen ilaa sadex qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya masuuliyiinta katirsan maamulka Puntland uu ku dhacayo cudurka safmarka ah ee Caronavirus, waxaana laga cabsi qabaa inta hada la ogyahay kasii kordhaan masuuliyiinta laga helay cudurkan. Wasiirkii sadexaad oo katirsan maamulka Puntland ayaa shalay laga helay cudurka Caronavirus, waxaa sidoo kale dadkii ugu dambeeyay ee cudurkan laga helay ku jira Xildhibaan katirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145422,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa sii kordhaya masuuliyiinta katirsan maamulka Puntland uu ku dhacayo cudurka safmarka ah ee Caronavirus, waxaana laga cabsi qabaa inta hada la ogyahay kasii kordhaan masuuliyiinta laga helay cudurkan. Wasiirkii sadexaad oo katirsan maamulka Puntland ayaa shalay laga helay cudurka Caronavirus, waxaa sidoo kale dadkii ugu dambeeyay ee cudurkan laga helay ku jira Xildhibaan katirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-11T00:18:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-11T00:31:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/\",\"name\":\"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-11T00:18:27+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-11T00:31:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus - Wardoon","og_description":"Waxaa sii kordhaya masuuliyiinta katirsan maamulka Puntland uu ku dhacayo cudurka safmarka ah ee Caronavirus, waxaana laga cabsi qabaa inta hada la ogyahay kasii kordhaan masuuliyiinta laga helay cudurkan. Wasiirkii sadexaad oo katirsan maamulka Puntland ayaa shalay laga helay cudurka Caronavirus, waxaa sidoo kale dadkii ugu dambeeyay ee cudurkan laga helay ku jira Xildhibaan katirsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-11T00:18:27+00:00","article_modified_time":"2020-05-11T00:31:34+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/","name":"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2020-05-11T00:18:27+00:00","dateModified":"2020-05-11T00:31:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-wasiirkii-sadexaad-oo-laga-helay-caronavirus\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland Wasiirkii sadexaad oo laga helay Caronavirus"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145421"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145421"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145429,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145421\/revisions\/145429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145422"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}