{"id":145430,"date":"2020-05-11T23:15:49","date_gmt":"2020-05-11T20:15:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145430"},"modified":"2020-05-11T23:15:49","modified_gmt":"2020-05-11T20:15:49","slug":"silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/","title":{"rendered":"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub"},"content":{"rendered":"<p>Silvia Romano, oo kadib markii ay sii daayeen Al-Shabaab oo ay ku laabatay Talyaaniga shaacisay inay diinta Islaamka qaadatay, ayaa sidoo kale wareysi lala yeeshay ku sheegtay magaca cusub oo ay la baxday.<\/p>\n<p>Silvia ayaa waxay sheegtay inay dooratay magaca Caa\u2019isha, oo ah magacii xaaskii rasuulka NNKH ee Caa\u2019isha Bint Abu Bakar.<\/p>\n<p>\u201cQur\u2019aanka ayaan aqriyey, waan duceystay muddo ayaan ka fakarayey, ugu dambeyntiina waxaan qaatay go\u2019aankayga,\u201d ayey tiri Silvia.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in go\u2019aankeeda diin qadashada uu ahaa mid ay si iskeed ah u qaadatay, oo aan lagu qasbin.<\/p>\n<p>Silvia ayaa intaas ku dartay in hooyadeed iyo qoyskeeda ay si buuxda ugala hadli doonto arrintan, islamarkaana ay u sharxi doonto go\u2019aankeeda. \u201cWax walba waan idiin sharxi doonaa,\u201d ayey tiri Silvia.<\/p>\n<p>Warbaahinta iyo dadka Talyaaniga qaarkood ayaa rumeysan in muddadii la haystay ay maskaxdeeda wax u dhimeen, sidaas darteedna go\u2019aankeeda laga yaabo inuu yahay mid sidaas ka dhashay, waxayna sheegeen in hadda oo Talyaaniga ay joogto la ogaan doono go\u2019aankeeda rasmiga ah kadib marka ay nasato.<\/p>\n<p>Silvia ayaa dhinaca kale sheegtay inuusan jirin wax guur ama xiriir ah oo ay la sameysay kuwii haystay, sida warbaahinta qaar ay ku xamaneysay.<\/p>\n<p>\u201cMa jirin wax guur ama xiriir ah oo aan la lahaa kuwii I haystay, waxaa naga dhaxeysay kaliya is-xushmeyn,\u201d ayey tiri Silvia Romano.<\/p>\n<p>Silvia Romano ayaa waxaa lasii daayey habeenkii Jimcaha, waxaana sii daysamadeeda ka shaqeeyay sirdoonka Talyaaniga oo kaashanaya kuwa Soomaaliya iyo Turkiga, ayada oo laga bixiyey lacag madax furasho ah. Halkan ka aqri habka loo sii daayey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Silvia Romano, oo kadib markii ay sii daayeen Al-Shabaab oo ay ku laabatay Talyaaniga shaacisay inay diinta Islaamka qaadatay, ayaa sidoo kale wareysi lala yeeshay ku sheegtay magaca cusub oo ay la baxday. Silvia ayaa waxay sheegtay inay dooratay magaca Caa\u2019isha, oo ah magacii xaaskii rasuulka NNKH ee Caa\u2019isha Bint Abu Bakar. \u201cQur\u2019aanka ayaan aqriyey, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145431,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Silvia Romano, oo kadib markii ay sii daayeen Al-Shabaab oo ay ku laabatay Talyaaniga shaacisay inay diinta Islaamka qaadatay, ayaa sidoo kale wareysi lala yeeshay ku sheegtay magaca cusub oo ay la baxday. Silvia ayaa waxay sheegtay inay dooratay magaca Caa\u2019isha, oo ah magacii xaaskii rasuulka NNKH ee Caa\u2019isha Bint Abu Bakar. \u201cQur\u2019aanka ayaan aqriyey, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-11T20:15:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/\",\"name\":\"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-11T20:15:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg\",\"width\":900,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub - Wardoon","og_description":"Silvia Romano, oo kadib markii ay sii daayeen Al-Shabaab oo ay ku laabatay Talyaaniga shaacisay inay diinta Islaamka qaadatay, ayaa sidoo kale wareysi lala yeeshay ku sheegtay magaca cusub oo ay la baxday. Silvia ayaa waxay sheegtay inay dooratay magaca Caa\u2019isha, oo ah magacii xaaskii rasuulka NNKH ee Caa\u2019isha Bint Abu Bakar. \u201cQur\u2019aanka ayaan aqriyey, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-11T20:15:49+00:00","og_image":[{"width":900,"height":600,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/","name":"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg","datePublished":"2020-05-11T20:15:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Silvia-Romano-1.jpg","width":900,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/silvia-romano-oo-islaamtay-iyo-magaceeda-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Silvia Romano oo Islaamtay iyo magaceeda cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145430"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145432,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145430\/revisions\/145432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}