{"id":145433,"date":"2020-05-11T23:23:19","date_gmt":"2020-05-11T20:23:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145433"},"modified":"2020-05-11T23:23:19","modified_gmt":"2020-05-11T20:23:19","slug":"dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/","title":{"rendered":"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtii ay ugu deeqeen fatahaadaha Magaalada Beledweyne ay ku wareejiyeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello) ayaa idaacadda VOA u sheegay in lacagtaas oo gaareyso illaa $600,000 ay Dowladda ku wareejiyeen 7 bil ka hor sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cJamhuuriyadda Jabuuti waxay ku deeqday dhowr diyaarad qalab gurmad siday, qalab caafimaad iyo raashinka nafqada, waxaa jirtay Jeeg lacageed uu sii diray Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ahaa lacag gaareysay $600,000 oo dollar, markii fatahaada Beledweyne dhacday sanadkii 2019, lacagtaas waxay qeyb ka aheyd gurmadka loo fidinayay fatahaada wabiyada\u201dayuu yiri Safiirka.<\/p>\n<p>Safiirka oo wax laga waydiiyey haddii ay la socdeen in lacagtii ay ugu deeqeen Fatahaadaha Beledweyne aanan la gaarsiin dadkii loogu tagalay ayuu sheegay in arrimahaas ay yihiin kuwa farsamo oo laga rabay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cLacagtaas waxaa gacanta ugu ridnay Guddigii Musiibooyinka oo uu hoggaaminayay Wasiirak gargaarka iyo Musiibooyinka Xamza\u201dayuu yiri Safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo baxay Dowladda Jabuuti ayaa kusoo aadayo xilli Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare uu sheegay in lacagtaas lasoo gaarsiiyey shalay oo ay taariikhdu aheyd 10 May, kadib markii guddiga ay qeyliyeen.<\/p>\n<p>Guddiga Gurmadka Beleweyne ayaa 7-dii bishan sheegay in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen aanay iyagu soo gaarin taasoo keentay in Shalay lacagtaas lagu wareejiyo Madaxweynaha Hirshabelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5414527.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtii ay ugu deeqeen fatahaadaha Magaalada Beledweyne ay ku wareejiyeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya. Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello) ayaa idaacadda VOA u sheegay in lacagtaas oo gaareyso illaa $600,000 ay Dowladda ku wareejiyeen 7 bil ka hor sida uu hadalka u dhigay. \u201cJamhuuriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145434,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtii ay ugu deeqeen fatahaadaha Magaalada Beledweyne ay ku wareejiyeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya. Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello) ayaa idaacadda VOA u sheegay in lacagtaas oo gaareyso illaa $600,000 ay Dowladda ku wareejiyeen 7 bil ka hor sida uu hadalka u dhigay. \u201cJamhuuriyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-11T20:23:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"820\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"497\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/\",\"name\":\"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-11T20:23:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg\",\"width\":820,\"height\":497},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne - Wardoon","og_description":"Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtii ay ugu deeqeen fatahaadaha Magaalada Beledweyne ay ku wareejiyeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya. Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello) ayaa idaacadda VOA u sheegay in lacagtaas oo gaareyso illaa $600,000 ay Dowladda ku wareejiyeen 7 bil ka hor sida uu hadalka u dhigay. \u201cJamhuuriyadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-11T20:23:19+00:00","og_image":[{"width":820,"height":497,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/","name":"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg","datePublished":"2020-05-11T20:23:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Safiirka-Jabuuti-Aadan.jpg","width":820,"height":497},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jabuuti-oo-sheegtay-xilliga-ay-bixisay-lacagtii-la-laaa-ee-gurmadka-beledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso:- Jabuuti oo sheegtay xilliga ay bixisay lacagtii la la\u2019aa ee gurmadka Beledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145433"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145435,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145433\/revisions\/145435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}