{"id":145440,"date":"2020-05-12T02:27:28","date_gmt":"2020-05-11T23:27:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145440"},"modified":"2020-05-12T02:27:28","modified_gmt":"2020-05-11T23:27:28","slug":"isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/","title":{"rendered":"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya hormuud Foundation iyo shirkada dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in lahelo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka qaba ama uu soo rito cudurka Corona Virus.<\/p>\n<p>Agaasimaha isbitaalka banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn kahadashay goobta lagusoo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in qeeybta dayactirka lagu wado ee loogu tala galay in ladhigo bukaanada la il daran corona viruse in uusan saameen kuyeelan doonin qeybaha kale ee hoyada iyo dhalaanka.<\/p>\n<p>Madaxa injineerada shirkadda dhismaha buruuj Eng Cumar Maxamed Maxamuud (Aftooje) ayaa sheegay in mudo kooban ay kusoo gabagabeen doonaan dayactirka isbitaalka banaadir qeybta loogu tala galay bukaanada qaba COVID-19 islamarkaana ay uqalabeen doonaan qaab casri ah.<\/p>\n<p>Madaxa hormuud foundation Cabdullahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in mashruucan uu qayb kayahay kaalinta shirkadda isgaarsiinta hormuud ay ka qaadanayso dib u dhiska dalka iyo latacaalida cudurka corona virus waxaana uu hoosta kaxariiqay in shirkada hormuud ay lacago fara badan kubixinayso latacaalida cudurka iyo wax kaqabashadiisa saameenta bulshada uu kuleeyahay.<\/p>\n<p>Xubno katirsan Ururada bulshada, Baweenka Gobolka Banaadir, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Baarlamaanka Somalia oo iyana goobta kahadlay ayaa ku amaanay shirkadda isgaarsiinta hormuud kaalinta ay kaga jirto bulshada iyo sida mar waliba madaxdeeda ay ugu heelanyihiin kaqeyb qaadashada gurmadka dadka Soomaaliyeed<br \/>\nKororka kuyimid dadka uusoo ridanayo cudurka COVID-19 ayaa keentay in ay timaado baahi loo qabo isbitaal labaad oo lajiifiyo bukaanada cudurka uu soo rito.<\/p>\n<p>Shirkada isgaarsiinta hormuud ayaana dhabarka uridatay bixinta qarashaadka kubaxaya dhisida iyo dayactirka goobahaasi labaad iyo qalabeenteeda halka shirkada dhismaha buruuj ay door weyn kaciyaarayso fulinta mashruuca.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145441\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145442\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0002.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0002.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0002-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0002-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0002-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145443\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0003.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0003.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0003-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0003-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0003-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145444\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0004.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0004.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0004-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0004-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145445\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0005.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0005.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0005-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0005-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0005-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya hormuud Foundation iyo shirkada dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in lahelo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka qaba ama uu soo rito cudurka Corona Virus. Agaasimaha isbitaalka banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn kahadashay goobta lagusoo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145441,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya hormuud Foundation iyo shirkada dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in lahelo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka qaba ama uu soo rito cudurka Corona Virus. Agaasimaha isbitaalka banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn kahadashay goobta lagusoo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-11T23:27:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/\",\"name\":\"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-11T23:27:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro - Wardoon","og_description":"Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya hormuud Foundation iyo shirkada dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in lahelo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka qaba ama uu soo rito cudurka Corona Virus. Agaasimaha isbitaalka banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn kahadashay goobta lagusoo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-11T23:27:28+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/","name":"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg","datePublished":"2020-05-11T23:27:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/IMG-20200511-WA0001.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbitaal-banaadir-oo-dayactir-ku-sameenayay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Isbitaal Banaadir oo dayactir ku sameenayay +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145440"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145446,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145440\/revisions\/145446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}