{"id":145538,"date":"2020-05-13T23:48:54","date_gmt":"2020-05-13T20:48:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145538"},"modified":"2020-05-13T23:48:54","modified_gmt":"2020-05-13T20:48:54","slug":"talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/","title":{"rendered":"Talyaaniga  oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Talyaaniga ayaa shaacisay inay sharci siineyso Qaxooti ku sugan dalkaasi oo tiradoodu kor u dhaafeyso nus milyan.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka dowladda ayaa yimid kadib markii Qaxootiga dalkaas jooga ay ka shaqeeyeen Beeraha dalka Talyaaniga ee ku yaalla dhanka koonfurta halka kuwa kale ay si bilaasha ah ku caawiyeen Dadka waayeelka ee ku nool dalkaasi sida ay sheegtay Wasiirka beeraha ee Talyaaniga Teresa.<\/p>\n<p>Dadka sharciga la siinayo oo mudo dheer ka shaqeynayay beeraha Talyaaniga iyagoo helaya lacag yar ayaa shaqadooda watay xiliga lagu guda jiray Coronavirus taasoo keentay in Dowlada u balanqaado sharci ku meel gaar ah oo 6 bilood ah.<\/p>\n<p>\u201dWaa waqtigii la siin lahaa sharci waayo waxay ka shaqeeyaan beero ay kasoo baxaan badi waxa laga cuno gudaha Talyaaniga\u201d ayey tiri Teresa<\/p>\n<p>Qaxootiga ku sugan Qaarada yurub ayaa iska dhiiba Dalka Talyaaniga marka ay wadamada kale ay ka waayaan Sharciga daganaanshaha taasi oo keenta in ay ka shaqeeyaan beeraha Koonfurta Talyaaniga halkaasoo lagu siiyo lacag ka yar mida caadiga ah.<\/p>\n<p>Ku dhawaad 30 kun oo qof ayaa Talyaaniga ugu dhimatay xanuunka Corona iyadoo cudurka laga helay 219,000 qof dalkaasi oo dhan inkastoo haatan ay ka soo kabanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Talyaaniga ayaa shaacisay inay sharci siineyso Qaxooti ku sugan dalkaasi oo tiradoodu kor u dhaafeyso nus milyan. Go\u2019aanka dowladda ayaa yimid kadib markii Qaxootiga dalkaas jooga ay ka shaqeeyeen Beeraha dalka Talyaaniga ee ku yaalla dhanka koonfurta halka kuwa kale ay si bilaasha ah ku caawiyeen Dadka waayeelka ee ku nool dalkaasi sida ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145539,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Talyaaniga ayaa shaacisay inay sharci siineyso Qaxooti ku sugan dalkaasi oo tiradoodu kor u dhaafeyso nus milyan. Go\u2019aanka dowladda ayaa yimid kadib markii Qaxootiga dalkaas jooga ay ka shaqeeyeen Beeraha dalka Talyaaniga ee ku yaalla dhanka koonfurta halka kuwa kale ay si bilaasha ah ku caawiyeen Dadka waayeelka ee ku nool dalkaasi sida ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-13T20:48:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"457\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"315\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/\",\"name\":\"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-13T20:48:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg\",\"width\":457,\"height\":315,\"caption\":\"Migrants wait to disembark from the Italian Navy ship Sfinge at the Augusta harbor, near Siracusa, Sicily, Italy, Thursday, May 21, 2015. (ANSA\/AP Photo\/Carmelo Imbesi)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan - Wardoon","og_description":"Dowlada Talyaaniga ayaa shaacisay inay sharci siineyso Qaxooti ku sugan dalkaasi oo tiradoodu kor u dhaafeyso nus milyan. Go\u2019aanka dowladda ayaa yimid kadib markii Qaxootiga dalkaas jooga ay ka shaqeeyeen Beeraha dalka Talyaaniga ee ku yaalla dhanka koonfurta halka kuwa kale ay si bilaasha ah ku caawiyeen Dadka waayeelka ee ku nool dalkaasi sida ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-13T20:48:54+00:00","og_image":[{"width":457,"height":315,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/","name":"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg","datePublished":"2020-05-13T20:48:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/EU-Qaxootiga-Talyaaniga-Giriiga-1.jpg","width":457,"height":315,"caption":"Migrants wait to disembark from the Italian Navy ship Sfinge at the Augusta harbor, near Siracusa, Sicily, Italy, Thursday, May 21, 2015. (ANSA\/AP Photo\/Carmelo Imbesi)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/talyaaniga-oo-sharci-siinayo-qaxooti-ka-badan-nus-milyan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Talyaaniga oo sharci siinayo Qaxooti ka badan Nus Milyan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145538"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145540,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145538\/revisions\/145540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}